Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag



Mo Farah oo Guul U soo Hooyey Somaliland

(Hadhwanaagnews)  Saturday, July 31, 2010

Waxaa Maanta inagu waajiba Shacab waynaha Reer Somaliland inaynu hanbalyayno Guusha uu soo hooyey wiilka dhalinyarada ah ee Reer Somaliland.

 

Waxaa Runtii Farxadleh maanta oo aduunkoo dhan laga arkay calankii somaliland ee tawxiidku  ku qornaa oo TV-yada Caalamka oo dhan laga Daawaday Hanbalyo ayaanu leenahay.

 

Guushaas uu soo hooyay walaalkeen Mo Farah, Dadbadan oo dhegtaa ka maqli jiray ama aan waligood maqal ayay dhagahooda iyo indhahooda soo jiidatay.

 

 

Waxaan u soo Jeedinayaa Dawlada Somaliland in Mo Farah lagu Qoro Buuga xasuusta, Nobel Prize, na la siiyo.

 

Mo Farah wuxuu dariiq u furay ama fursad u helaya dhalinyaro farabadan oo Reer somaliland ah inuu u noqdo Role Model.

 

Guul Iyo Gobanimo Somaliland

Suxufi Madaxbanaan

Mujaahid Suufi

awbidaar@yahoo.com

 


Submit by:-Wariye Najax

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comGabooyenewsQarannews.somalidiasporanews.com/SomaliPCtogahererwww.aminarts.com

©2001 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved. Designed by Wiseweb.ca