![]() |
![]() |
|||||||
|
||||||||
|
HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH (Hadhwanaagnews) Wednesday, March 10, 2010
Boqor Mustafe Xussein Cali , xaaskiisa iyo Caruurtiisa , Faysal Xussen Cali iyo Caruurtiisa, Cismaan Xuseen Cali, Caydaruus Cumar Geedi, Mahamed Ibraahim Axmed, Maxamed Muuse Cali iyo Carruurtiisa, Hussein Jama Guudcadde, Xaaskiisa Iyo Carruurtiisa , Saleebaan Jaamac Maxamed. Maxamed Ciise Dhamaan dadkani waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan : Aabo Khadar Hussein Cali iyo Hooyo Raxma Jamac Warsame oo Gabadhi ugu dhalatay Gabadhaas oo loo bixiyey Ugbaad Khadar Hussein. Waay leeyihiin Ugbaadeey Soo barbaar , oo noqo tii dadkeeda, dalkeeda iyo diinteedaba anfacda Isha Allah. Submit by:-Abdirahman |
|||
|
||||||
| ©2001 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved. Designed by Wiseweb.ca | ||||||