(Hadhwanaagnews) Wednesday, March 10, 2010
inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun tacsi tiiraanyo
dhamaan dadkan hoos ku qoran waxay u tacsiyadeynayaan
eheladii iyo caruurtii ay ka geeriyootay
marxuumad farxiya muxumed maxamed
oo ku geeriyootay magaalda burco wiiigii ina dhaafay
oo k atagtay shan caruur ah ilahay naxariistii j ano ha ka waraabiyo
caruurtana samir iyo iimaanhaka siiyo amiin amiin
1.cabadikariim axmed osman cabdifool
2.jaamac muuse x.abyan farayare
3.cabdinaasir cumar jaamac caaro
4.siciid maxamed xirsi kuuriya
5.cabdikariim jaamac adar
6.kayse ibraahim xirsi cawaandi
7.maxamed ismaaciil dhinbiil suufi
8.mustafe cabdulaahi aadan axandoon
9.muuna cabuldaahi maxamed
10.maxamed cali axmed
11.khaliil ibraahim xuseen khaliil berberaawi
bye siciid mohamed hersi
(kuuriya)