![]() |
![]() |
|||||||
|
||||||||
|
HARGEEYSA MA WAXA ISKALE XOGHAYAHA GUUD EE UDUB MISE MUJAHID SILANYO (Hadhwanaagnews) Wednesday, March 10, 2010
Magacygu waa ubax mahamed waxan ku noolahy wadan ka sweden gar ahaan stockholm .
waxan halkan ka salamayaa dhaman baweenta Hadhwanaadmedia
waxan qoralkaygan uga dan leeyahy waxan ahy muwadinad u dhalat Somaliland
gar ahaan Caasimada Hargeeysa waxan uga dan leeyahy waxan la yabay oo wax lal yabo ah in nin wayni hadalada qar ku hadlo oo ahaa Ma Dhacayso in Uu Axmed Siilanyona Hargeysa Tamashleeyo Gudomiyaha Guud ee Xisbiga Udubna Uu Geed Uu Istaago Hargeysa ka
Waayo. Waxa Layaable In Nin Wayn Oo Siiyaiyi Hadaladaa Ku Hadlo Oo Waliba Xisbigii Taladahya Katirsan Waxan Leeyahy Haduu Wayay Geed U Istago Hargeeysa Halkii Laga Yaqnay IYO DJABUUTI Hakulaabto Waxan U Maleeynayaa In Ay Kharfeen Ooy Khalkhaleen Siyaasiyiinta Xusbiga Udub Kolba Mid Ayaa Hadalaan Mujahid Siilanyo Qaban KuTuraya Waxan Leeyahy Udubeey Waxa Iskula Hadha. Waxan Hadalkaygii KU Soo Gunaanadayaa Waa 1
Waxan Leeyahay Haa Iloobina Siilaanyo Waa Muuwadin Reer Somalilandah Wana Nin Soo Halgamay Somalilandoodhan Waa Isugumid Meelkasta Hargeysadayoo Wuu Ku Tamashleeynayaa.
Waa Muwad Ljecelyahy Oo Waxuu Sooqabty Laa Ogyahy.2 Maha Caloshood U Shaqystayaasha Udub Kudonb Ha Ahaadaane Shacbigana La gu qasbimayo Halkii U Roobo Ayuu U Sacabinayaa Hailoobina Dimuquradiyada UDUBEY.
Wabilahii Tawfiiq.
Ubax Mahamed
Stockholm Sweden
******************************************************** Hadhhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga. Submit by:-Jamaal-Halkaraan |
|||
|
||||||
| ©2001 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved. Designed by Wiseweb.ca | ||||||