Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag



Dhammaan Dadkani waxay Tacsi u dirayaan Cabdiqaadir Ismaaciil Baaruud (Askar) Oo Walaalkii Maxamed Ismaaciil Baaruud Caawa Ku Geeriyooday Hargeysa

(Hadhwanaagnews)  Wednesday, March 10, 2010

Cali Axmed Cawaale (Caanadhame), Xaaskiisa iyo Carruurtooda

Axmed Xuseen Warsame, Xaaskiisa iyo Carruurtooda,

Xasan Maxamed Jaamac (Afnugaal) iyo Carruurtiisa

Khadar Maxamed Cakulle, Xaaskiisa iyo Carruurtooda,

Xasan Maxamed Yuusuf iyo Carruurtiisa,

Siciid Cawil Axmed, Xaaskiisa iyo Carruurtooda,

Ibraahin Axmed Maxamed (Shiine), Xaaskiisa iyo Carruurtooda

Cabdifataax Ismaaciil Mursal,

Mukhtaar Xasan Maxamed (Mukhtaar-Gacan),

Cabdi Xasan Cabdi, Xaaskiisa iyo Carruurtooda,

Khadar Xasan Cabdi, Xaaskiisa iyo Carruurtooda,

Cabdiqani Xuseen Baynax Iyo Xaaskiisa,

Mustafe Maxamed Cabdi (Musfate-Jannaale),

Kayse Faarax Yuusuf,

Cabdinaasir Macalin Caydiid,

Saleebaan Xasan Cabdi,

Khadar Xasan Cabdi, Xaaskiisa iyo Carruurtooda,
Xasan Ismaaciil Warsame, Xaaskiisa iyo Carruurtooda,
Cali Xasan Sugulle, Xaaskiisa iyo Carruurtooda,

Sacad Cabdiraxmaan iyo Xasiiskiisa,

Hooyo Dhool Cali Guhaad,

Amaal Cawil Axmed, Naasir Cawil Axmed,

Farduus Cawil Axmed

Cabdiraxmaan Ismaaciil (Casariye)

Barkhad Maxamuud Kaariya, Xaaskiisa iyo Carruurtooda,

Xasan Ismaaciil Maxamed,

Xasan Xuseen Keefkeef,

 

Dhammaan Akhyaartaasi iyo kuwo kale oo fara badani waxay Tacsi u dirayaan Cabdiqaadir Ismaaciil Baaruud (Askar) oo Walaalkii Maxamed Ismaaciil Baaruud Caawa ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, oo maalinta Berri ah lagu aasi doono isla Hargeysa. Waxaanay Marxuumka Illaahay uga baryayaan inuu Naxariistii Janno ka waraabiyo, Samir iyo Iimaan Saadiq ahna ka siiyo Qoyskii, Qaraabadii iyo Eheladii uu Marxuumku ka baxay.

Aamiin…………………Aamiin………………………..Aamiin………….Allah Ha Aqbalo…Aamiin…..

Innaali-laahu Wa Innaa -illayhi Raajucuun.

 

 

 

 

 


Submit by:-A-Mursal

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comGabooyenewsQarannews.somalidiasporanews.com/SomaliPCtogahererwww.aminarts.com

©2001 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved. Designed by Wiseweb.ca