"Daahir Rayaale Xisbigii Wuu Dilay Waanu Aasay Qolada Ag-joogtaana Waxay Sugayaan Markuu Ciida Ku rogo Xawaalka Udub Inay Dul Fadhiistan" Waraysi R/Hadhwanaag. Wasiir Ku-xigeenkii Hore Ee A/Dibadda. Kayse Guray.
 Wasiir Ku-xigeenkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland. Kayse Guray |
(London-HNW) Wasiir ku-xigeenkii hore ee arrimaha dibadda dawladdii Daahir Rayaale Kaahin kana mid ah masuuliyiinta xisbiga Udub ayaa dhaliilo kulul kulul gosha u galiyay Madaxweynihiisi hore, sidaana wuxuu ku sheegay waraysi xiiso badan oo uu la yeeshay Radio-Hadhwanaag. Waraysigan oo uu khadka Telefoonka ku siiyay isagoo ku sugan magaalada London ee caasimada Ingiriiska si aad u dhagaysato Fadlan hlkan Guji.