Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Wararkii U Danbeeyay Koox Hubaysan Oo Goor Dhawayd Dhaawacyo Culus Ugu Gaysatay Muqdisho Wariye Ka Hawl Gala Radio Bar-kulan.


(Hadhwanaagnews) Saturday, June 09, 2012
Muqdisho-(HWN) Wariye lagu magacaabo Maxamedd Shariif oo ka hawgala Idaacadda Radio Bar-kulan ayaa lagu soo waramayaa

Muqdisho-(HWN) Wariye lagu magacaabo Maxamedd Shariif oo ka hawgala Idaacadda Radio Bar-kulan ayaa lagu soo waramayaa in goor dhawayd ay kooxo hubeysani dhaawacyo culus ugu gaysteen degmada Xamar-Jajab  ee Gobolka Banaadir ee dalka Somaliya ka dib markii ay rasaas ooda kaga qaadeen.
Warku waxa kale oo intaa ku daray in Wariyahan la dhaawacay markii rasaasta lagu furay uu ku sii jeeday xarun ka mid ah xurumaha warbaahineed ee ku yaala degamada Xamar-jajab ee Magaalada Muqdisho.
 


0in 13.85pt; mso-margin-top-alt: auto" class=MsoNormal>Dad goob joog ahaa ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in kooxdda hubaysan ee wariyaha weerartay ay ku dhufteen laba xabadood oo ka dhacay bastooladdo ay siteen, ka dibna ay baxsadeen, iyada oo Wariyaha hada lagu dawaynayo cusbitaal ku yaala Muqdishu oo loo carary markii dhaawacyadu soo gaadheen.

Maaha markii ugu horaysay ee weeraro hubaysan loo geysto wariyayaasha Soomaalida ah laakiin waxa beryahan danbe si weyn u soo kordhayay in la birtilmaameedsado wariyayaasha falalkaas arxan darada ah oo ay ku naf waayeen wariyayaal badan oo gudanayay waajibaadkooda suxufinimo.

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.