Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Dalka Malawi Oo Diiday Martigelinta Shir Madaxeedka Midawga Afrika Cabsi Ay Ka Qabaan In Uu Shirkaa Ka Soo Qayb Galo Madaxweynaha Sudan Omar Al Bashir Awgeed.


(Hadhwanaagnews) Saturday, June 09, 2012
Kampala-(HWN)- Sudan ayaa ka codsaday Midowga Afrika in shir madaxeedka wadamada Midawga Afrika laga soo wareejiyo Malawi

Kampala-(HWN)- Dawladda dalka Malawi ayaa sheegtey in aanay marti gelin doonin shi
´Times New Roman´">r madaxeedka dalalka
Midowga Afrika cabsi ay ka qabaan in Shirkan uu ka soo qayb galo Madaxweynaha dalka Sudan, Omar Hassan Al-Bashiir, awgeed.     

Madaxweyne Omar Al-Bashiir, ayay hore Maxkamadda caalamiga ah ee danbiyada ee magaceeda lo so gaabiyo ICC, ay ugu eedaysay in uu galay waxa ay ugu yeedhay danbiyo ka dhan ah xuquuqdda aadamaha oo la sheegey in ay ka dhaceen gobolka Darfur.   
 
Dhinaca kale, Midowga Afrika ayaan hore u bayaamiyay in goÂ’aanka maxkadda ICC-da, ee ka dhanka ah Madxwynaha dalka Sudan, in aanu ahayn mid cadaalad ku dhisan oo lagu qanci karo, waxaanu Midawga Afrika si weyn uga dalbaday dalka Malawi in uu ku qanco ogolaanshaha in madaxweynaha dalka Sudan uu si rasmi ah uga qayb galo shirka Midawga Afrika ee ka dhacaya dalka Malawi ee ay ka qayn galayaan madaxda dalalka Afrika.  
 
Dhinaca kale, dalka Sudan ayaa ka codsaday Midowga Afrika in shir madaxeedka wadamada Midawga Afrika laga soo wareejiyo dalka Malawi oo lagu qabto dalka Ethiopia.
 

Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay)

Soohaad10@hotmail.com

Hadhwanaagnews/Office

Kampala/Uganda.

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.