Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Jawaab Reer Hargeysa iyo Golaha Degaanka by Maxamed H. Mire


(Hadhwanaagnews) Saturday, June 09, 2012
Marka hore waxa aan Salaan u dirayaa Bahda Hadhwanaag dhamaantood, Marlabaadka waxa aan salaan

Marka hore waxa aan Salaan u dirayaa Bahda Hadhwanaag dhamaantood, Marlabaadka waxa aan salaan qaali ah u dirayaa C/qaadir M.SH. Faarax (Wadaaje)
 
Waxa runtii ah in Dadka Reer hargeysa ay si qoto dheer ugu fiirsadaan arritaa uu saaxiibkay wadaaje Ka hadlay oo ina wada khusaysa hadii aynu nahay Beelaha degaanka Hargeysa ee dhabta ah. waayo marka ay arrintu Degaan joogto cida ay khusaysaa waa cida mahuraanka u ah Hargeysa waana aynu is ognahay ,
 
waxa inala gudboon hadii aynu nahay  LIXDA Beelood ee Degaanka Hargeysa in aynu ilaashano Magaaladeena iyo adeega bulshadeena
 
waxa aan hambalyo u dirayaa C/qaadir M.SH. Faarax  (Wadaaje)  oo ka soo jeeda

Sh.Faarax Wadaaje oo Qof kasta oo Deganaa Hargeysa uu garanaayo wuxuu ahaa Imaamkii Masjid Jaamaca Hargeys , Isla Markaana Gudoomiyhii Ansaaru Diinka Hargeysa  . dareenka uu muujiyay ee ku saabsan xuquuda Degaanka Reer Hargeysa . 
 
Allaa Mahad Leh
Maxamed H. Mire

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.