Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Hanbalyo ku socoto badhsaabka gobolka togdheer by c/baasid aadam abdi by c/baasid aadam abdi


(Hadhwanaagnews) Saturday, June 09, 2012
ugu horayn waxa aan salaamayaa umada reer somaliland meel kaste oo ay joogaan gudo iyo dabadba

ugu horayn waxa aan salaamayaa umada reer somaliland meel kaste oo ay joogaan gudo iyo dabadba  salaan ka bacdi
 
waxa aan qalinka u qaatay in aan u hanbalyeeyo badhasaabka gobolka togdheer mudane abdo axmed aayir oo ah halyay ku soo biiray bulshada gobolka togdheer mudane abdo waxa uu qurbaha uga yimi una tafa xaytay sidii uu wax ugu qaban lahaa bulshada gobolka togdheer taas oo ay ka muuqato gobolka wax qabadkiiisii
 
waxa ay indhihii fayoobi ka markhaati kacayaan doorka uu ka qaatay dhamaan baahiya jira ee uu wax ka qabatay mudane abdo waxa uu nadiif ka yahay in uu hanti ka samaysto ama uu boobo hantida umada halka uu diyaar u yahay

in uu balshada hanti dhaxal gal ah yaga uga tago

aad iyo aad ayaan badhsaabaka ugu hanbalyaynayaa waxqabadkiisa waxa aanan leeyahay ilahay ha kaa abaal mariyo
 
by c/baasid aadam abdi
europeansystem@hotmail.com
90022233

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.