Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


ma sidaa ayuu noqday nasiibkii burco!!!


(Hadhwanaagnews) Saturday, June 09, 2012
waxa aan qalinka u qaatay in aan ka hadlo dowlada hoose ee burco oo ah mid uu dhacay taariikhdeedii

waxa aan qalinka u qaatay in aan ka hadlo dowlada hoose ee burco oo ah mid uu dhacay taariikhdeedii kuna fadhida bilaa mandate
april 2012 ayay ahayd xiliga uu kaga eekaa dowlada hoose ee burco nasiib daro waxa ay fadhiyaan yaga oo aan loo cusboonaysiin hadana ay ku jiraan boob hantida qaranka ah

tusaale ahaan maayar ku xigeenka magaalada burco waxa uu tagaa xaafadaha burco isaga oo sheega in ay bixiyaan 3milyan oo sh,l land si ay u samaystaan deer waxa uu isku dayaa intii awoodiisa ah in uu ka sii aruursado boobana hantida qarankani leeyahay
waxa cad baabuur fara badan in ay iibsadeen oo aanay ku

xidhin calaamada gaar ah baabuurta dowlada ee loo yaqaan GT sida ta uu w atay axmed cabdi falay mudo ah 6bilood sarve cas oo aanu ku xidhin wax GT ah

 
hadii aanu nahay shacabka togdheer waxa aan codsanaynaa in si dag dag ah ay u soo fara galiso xukuumada dhexe boobka ka jira gobolkii togdheer oo ay gadhwadeenka ka yihiin maayirka iyo kuxigeenkiisu.
 
marna maan filaynin in uu nasiibka burco noqon doono sidaa ama ay hogaamin doonaan dad juhalo ah oo aan ilahay ka cabsanaynin
hadii aan wax yar ka taabto maayir ku xigeenka axmed cabdi falay waxa u dumiyaa guryaha isaga oo leh wadada ayaad soo gasheen sida guri u dhow beerta yaasiin indha deero laakin walahay bilahay gurigiisu waxa uu xidhay dhamaan wada marta xaafadiisa waxa uu dumiyay oo aan taagnaa guri ku dhagan musaajidka actober ee burco oo uu qiil uga dhigay sarvega ayaan marin laakin sarvegu gurigiisa ma maro miyaaa?????

gun iyo ganagabadii dowlada dhexe waxa dhacabka burco uga fadhiyaa in baadhitaan dag dag ah lagu sameeyo dhamaan waxa aan ka hadalnay si wax loga qabto
 
by c/risaaq axmed maxamuud
abdirisak2008@hotmail.com
 
 

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga



Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.