Boqol xubnood oo isugu jira Aqoonyahano, Ardayda Jaamacadaha, ganacsato iyo dhalinyaro ayaa bayaan hambalyo iyo bogaadin ah u diray Mr. Nuux Maxamed Xuseen, isla markaana si buuxda ugu taageeray ka qayb galka tartanka murashaxnimada golaha deegaanka magaalada Burco.
Bayaanka dhalinyarada iyo aqoonyahanka ayaa soo baxay ka dib markii uu Mr. Nuux Maxamed Xuseen, dhawaan daboolka ka qaaday in uu isu soo taagayo tartanka doorashada Goleyaasha Deegaanka, gaar ahaan magaalada Burco, kana sharaxanyahay Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.
Murrashaxnimmada Nuux Maxamed Xuseen waxa hore u taageeray cuqaal, sallaadiin iyo aqoonyahan aad u tiro badan oo ka mid ah
dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco, kuwaaasi oo sheegay in Mr. Nuux Maxamed Xuseen uu yahay nin aqoon yahan ah oo u qalma in uu noqdo xubin ka noqdo golaha deegaanka Burco, isla markaana ka midho dhalin kara himilada iyo hayaanka bulshada.
Qaar ka mid ah aqoon yahamiinta iyo dhalinyarada taageeray musharnimada Nuux Maxamed waxaa magacyadooda ka mid ah Mursal Maxmud C/laahi, Maxmed Xaamud Cali Oday, Abokor Faarax X. Xasan, Axmed Maxamud C/laahi, Siciid Cabdi Diiriye, cabdi Warsme Diiriye, Mukhtaar Cismaan Faarax,Xuseen Cabdi Diiriye,Mustafe Cismaan Faarax,jaamac C/laahi Faarax, Liibaan Cabdi Xuseen, Maxamed Cabdi Xasan, Maxmed Jaamac Diiriye, Axmed Ismaaciil Cilmi, Caydaruus Baashe Siciid, C/Raxmaan Saleebaan Oday, Maxamud Cigaal Caraale, Shafici Maxmed Xaashi, Siciid Cabdi Xuseen, Ibraahin Cismaan Faarax, Maxmud Warsame Diiriye, Maxamed Siciid Axmed, Maxmed Cabdale Aaadan, Saleebaan Maxcmed Cali, Maxmed Cabdilaahi Jaamac, Khaliil Cismaan Ducaale, Cabdi Xakiin Maxmed Yuusuf, Shaafici Jeenbar Xaruuri, Subeer Xasan Jaamac, Axmed Aaadan X.Maxamed, Aaadan Maxed Caydiid, Cabdilaahi jaamac Caamir,Siciid Xasan Maxmud, Cumar C.raxmaan Cali,Maxamed Cali Axmed, C/naasir Maxmed C/laahi, ismaaciil Ibraahin Cumar, Bashiir Axmed Faarax, Maxmed Saleebaan Ismaaciil, Maxamed Axmed Dheere, Maxamed Axmed Maxamed, C/raxmaan Ducaale Gaaxnuug, Axmed Yuusuf Faarax, Axmed Ibraahin Cabdi, C/kariin Ibraahin Maxmed, Craxmaan Muuse Yuusuf, Maxmed xXasan Jaamac, Saleebaan Muuse Axmed, Aaadan Xirsi Wacays, Axmed C/laahi Jaamac, C/raxiin Axmed Jaamac, Maxamed Warsamed Raawe, C/laai Cabdale Cabdule, Aaadan Yuusuf Faarax, Ismaaciil Aaadan Cabdi, C/raxmaan Saleebaan Axmed, Maxamed C/laahi Muuse, Maxmed Cabdi Cali, Saleebaan Muuse X.Axmed, Cali Axmed Muuse, Maxmed Jaamac Caamir, C/Raxmaan Maxmed Muuse, Faarax yuusuf Yaasiin, Cali Jaamac Xandule, saleebaan Cabdule Yaasin, Axmed Cismaan Muuse, daauud Aaadan Faarax, Xasan Maxmud Abokor, SaleebanAadan Faarax,Maxmud Xasan Guray, Maxmed Ibraahi Guray, Xamse Axmed Maxmed, Maxmed Cimaan Xasan, Xamse Saleebaan Xasan, maxxed Yuusuf Xasan, Maxmed Raage Jaamac, Khaalid Cismaan Xasan, Xasan Yuuusuf Xasan, Aaadan Xirsi Wacays, C/fataax Axmed Xasan, Aaadan Cali Cigaal, Axmed Ibraahin Cabdi, Maxmeuud Axmed Dirir, C/xakiin Ibraahin Maxmed, Maxmed Abokor Maxmed, Maxmed Ibraahin Maxmed, Aadan Maxmed Caydiid, Maxmed Cabdi Ibraahin, Maxmed Ciise Cali, Daa,uud Saleebaan Faarax, Iid Axmed Maxamed, Cabdi kaahin Warsame, maxmed Xasan Jaamac, Axmed C/risaaq Maxmed, Abokor Ibraahin Yaasin, Aadan Xasan Muuse, Cabaase Saleebaan Xasan, Abokor Ismaacill Dhunkaal iyo Maxamed Aadan Maxmed.
afqarshe114@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga