had iyo goor waxaa iska caado noqota markay xukuumadi ka baydho sharciga iyo nidaamka wadanka u yaala waxay qardo jeexdaa dariiq aan ku haboonayan in umad lagu hagi karo waxaanay cadaysataa keli talisnimo, amar ku taaglayn, cabudhin dhinaca xoriyatul qowlka iyo sharciga iyo nadaamka dalka u yaal oo ay ka isticmaasho inta iyada danteeda ka khuseeya wixii xakamayn ku noqon lahaana way laashaa oo qaynuunka dalka u yaalba iyo dastuurkaba way ka saartaa, kadib waxaa meesha soo gala hebel xidh, yaan cidi hadlin, yaan dhaliilahayga la sheegin IWM,
hadaba intii ay xukuumada siilanyo xilka la wareegtay waxay markii ay xilka la wareegtay dalka ka bilowday inay barnaamijkii ay dadka u akhriyaysay markii ay xisbiga mucaaridka ahayd ay