ay ku dhaawacmeen.
Ergayga gaarka ah e qaramada Midoobay uqaabilsan dalka Suuriya iyo jaamacda carabta Kofi anan ayaa shaaca ka qaaday in xabad joojintii dalka Suuriya loogaga dhawaaqay uu noqday mid bur buray oo aanan marnaba hir galin dalkana uu wali ka sii socda dagaaladii markii hore ka socday.
Waxaa maalinba maalinta ka sii dambeysa dalka Suuriya ku dhimanay boqolaal qof oo shacab ah waxaana sidoo kale dalkaasi ka socda barakac iyo iyo qax baahsan.
Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalada Muqdisho.