Laberia-(HWN)- golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan nabad ilaaliyayaasha qaramada Midoobay lagu dilay xadka udhaxeeya wadamda laberia iyo Every Coast.
Sidaa waxaa shaaciyay afhayeen uhadlay qaramada Midoobay kaasi oo tilmaamay in 7 aksri oo Nabad ilaaliyayaal ah ay geeriyoodeen kadib markii lagu dilay xadka udhaxeeyo labadaasi dal.
Dilka 7 askri waxaa ka hadlay ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay uqaabilsan dalka Every Coast kaasi oo sheegay in uu si aad a ucambaareyneyso