Muqdisho Sports-(HWN)- Kulan ka tirsan Group-ka B ee koobka qaramada yurub oo dhex maraya wadamada Germany and Portugal ayaa caawa ka dhacaya garoonka Arena Lviv ee wadanka Ukraine ,kaas oo qaada 30 kun oo qof
Jarmalka ayaa ka walaacsasnPortugaloo 3-0 ku dhufatay kulan ka tirsanaa heerka guruubyada ee Euro 2000 ciyaar ka dhacday magaaladaRotterdam
Laakin Jarmalka ayaa ka,aarsadayPortugalmarkii ay ku kulmeen quarter final-ihi Euro 2008-markaas oo ciyaar ka dhacdayu magaalada Basle 3-2 lagu qaarijiyayPortugal.
0in 10pt" class=MsoNormal>Portaqiisku waa wadankii ugu horeeyay ee jarmalka ku gaaraca is reeb reebka koobka aduunka ,marki ay 1-0 ku dhufteen ciyaar ka dhacday magaaladaStuttgart1985-tii
Kulankii ugu dambeeyay ee dhex mara labadaan xul waxaa uu ahaa kii loogu tartamaya booska sadexaad ee koobkii aduunka ee 2006-markaas ooPortugallagu garacay 3-1
Waxey noqon doontaa ciyarta caawa midi 4 aad ee ka tirsan European Championships, oo ay labada wadan isku arkan waxaana sadexdii jeer oo hore kulan 3-2 ku badiyay Jarmalka 2008,halkaPortugalay 3-0 ku badisay 2000 ,iyagoo bar bar dhac 0-0 galay 1984-tii
Jarmalka waa wadanka ugu guulaha badan koobkan waxaana uu qaaday 3-jeer sanadihii 1972-1980-iyo 1996-dii, halkaPortugalay markii ugu fiicneyd gaartay Final-2004-tii
Si kale hadii loo yiraahdo Jarmalku waa wadanka ugu qasaarada badan koobkan waxaana laga qaday 3 jeer sanadihii 1976-dii ,1992-dii iyo 2008
Cristiano Ronaldo ayaa ah ninka ugu dhaqaaqa fiican dhankaPortugalwaqtigaan ,iyadoo Nani uu yahay isna shaqsi kale oo muhiim ah
Inkastoo uu Mario Gomes yahay ninka waqtigaan kacsan ee wadanka Jarmalka ,hadana dadka reer Jarmal waxey ku kalsoon yihiin markii ay arintu xul timaado Mirosolve Klose
Ciyaartaan waxaa dhex dhexaadin doona garsoore Stephane Lannoy oo udhashay wadankaFrance
Jarmalku waa wadanka sadexaad ee ugu sareeye qiimeynta xulka ee Fifa, halkaPortugalay ka tahay wadanka 10 aad
Cabdulaahi cismaan Faarx
Hadhwanaagnews/Office Muqdisho
Raafac22@hotmail.com