Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Qaramada Midoobay iyo Mas uul Ka Tirsan Dalka Iran oo Yeeshay Kulan Looga Hadlyay Hubka Nukliyeerka.


(Hadhwanaagnews) Saturday, June 09, 2012
Tehran-(HWN)- waxaa shalay kulan xasaasi ah oo loogaga hadlayay arimaha Nukliyeerka iran ay sheegeen madax ka kala socotay hey’ada

Tehran-(HWN)- waxaa shalay kulan xasaasi ah oo loogaga hadlayay arimaha Nukliyeerka iran ay sheegeen madax ka kala socotay hey’ada Qaramada Midoobay uqaabilsan xakameynta hubka iyo mas uuliyiin ka tirsan dowlada iran.

Kulanka labada dhinac ee loogaga hadlayay hubka Nukliyeerka dalka Iran in uu ku soo dhamaaday fashil iyo is afagaranwa sida ay shaacinayaan mas uuliyiin ka tirsan Qaramda Midoobay.

Sida uu saxaafada uxaqiijiyay mas uul ka tirsan Hey’ada IAEA ayaa sheegay kulankii madaxda Qaramada Midoobay ee xakameynta hubka Nukliyeerka iyo mas

uuliyiintii ka socotay dalka iran uu ku soo dhamaaday mid aanan wax natiijo ah laheyn.

Qaramada midoobay ayaa wali wada baaritaanada iyo xakameynta sameysashada hubka casriga ah ee Nukliyeerka dalka Iran hayee shee kulamda markasta ay yeesheen madaxda labada dhinac ayaa ku soo dhamaado natiijo la aan.

Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalada Muqdisho.


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.