Al Khubeyr.-(HWN)- waxaa shalay oo jimco aheyd goob joogayaasha caalamiga ah ee ka socda Qaramda Midoobay usuurta gashay in ay tagaan magaalada Al Khubeyr ee ka tirsan dalka Suuriya halkasi oo dhawaan lagu dilay 80 ruux oo isugu jira caruur iyo haween.
Goob joogayaashaan caalamig ah markii ay tageen magaalad Al Khuberyr waxa ay indhahooda ku soo arkeen maskaxda iyo hilibka dadkii 80 k ahaa ee lagu dilay magaaladaasi iyo meydadka oo wali magaalada dhex yaala.
Goob joogayaasha caalamiga ah ee