Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


10-kun oo Haween ah oo udhashay Wadanka Argentina oo Loo Qeybiyay Siidhi (Firimbi) Waa Maxay Sababtu?


(Hadhwanaagnews) Saturday, June 09, 2012
BONAIS AIRES(HWN):Wararka ka imaanaya wadanka Argentina ayaa sheegaya in haweenka magaalada Comodoro ee gobalka saliida

BONAIS AIRES(HWN):Wararka ka imaanaya wadanka Argentina ayaa sheegaya in haweenka magaalada Comodoro ee gobalka saliida caanka ku ah ee Chubut loo qeybiyay firimbiyaal.

In kabadan 10 kun oo haween ah oo ku dhaqan magaladaas ayaa la siiyay firimbi leh shanqar gooni ah si loo yareyo kufsiga lagula kaco haweenka magaaladaas.

Kadib markii ay kordheen kufsiga loo geysanayo haweenka ayaa Maamulaha dawlada hoose ee magaaladaasi oo gacan ka helaya hay’adaha aan dawliga aheyn ee deegankaasi waxaa ay aruuriyeen lacag ,iyagoo iibiyay

firimbiyadan.

Dumarka ayaa qoorta suran doona firimbiga waxaana markii la isku dayo in la xoogo ay ka shaqanri doonaan si ciidanku ay durba uga jawaabaan.

Xoghayaha horumarinta bulshada ee magaalada Comodoro gabadha la yiraahdo Ana Llanos ayaa sheegtay in ay sameyn doonaan wax kasta oo lagu bad baadinayo haweenka wadankas.

 

Cabdulaahi Cismaan Faarax

Hadhwanaagnews-Office Muqdisho

Raafac22@hotmail.com


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.