Marka hore waxan salamaya bulshaweynta Somaliland iyo Akhristayaasha Shabekadaha caalamiga ah ee Hadhwanaagnews Xisbul xaakimka talada Dalka haya oo imika u xuub siibanaya inuu isku rogo Xisbi Mucaarad ah . Sababto ah Malin kasta waxaynu arkeyna Masuul sare o Kulmiye ka tirsan o dhaliilaaya Xukuumada . Dhaliishaas oo jaha wereerisay Dowlada iyo xubno magac cuyaal ka ah Xisbiga, Sida Xildhiban WABEEYE oo dhawan lo magacaabay jagadii sida bilaa arxandarada ah looga saaray Prof . C/raxman C/qadir oo imika xaalad caafimad Dalka dibadiisa ugu maqan . Xildhibankan oo ah Xildhiban aan aqoon Siyaasadeed aan lahayn, hadana ku fadhiya kulsi aanu u qalmin oo baryahan danbe hanjabad la so baxay . Hadaba Su.aasha meesha taala waxay tahay Xil. Wabeeye xaguu ka keenay