Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Arin aad ula yabay waxa ah aduunka kale markuu gaadhi : DAM DAMISA AMBA AMBALANCE AMBA GAADHI POLIS Marayo waa loo baneeya. Lakin Xagee lagu arkay in GAADHIGA JAADKA, loo baneeyo By: Maxamed Dhamac Xasan


(Hadhwanaagnews) Saturday, June 09, 2012


ASC WR WB! SALAN SARE TO ALL SOMALILAND PEOBLE AROUND THE GLOBAL, IYO BAHDA HADHWANAAG!!! THE TOPIC IS: KEEP SOMALILAND CLEAN&THE TRAFFIC IS AN ORGANIZE& STUDENTS NEED LIBRARYS!!!

ASC WR WB SALAN QALIYA  AYAAN UMADA SOMALILANDER U DIRAYA MEEL KASTOO JOGAN  IYO BAHDA HADHWNAAG CAANKA AH.


TOPIC  MANTA WAA, 1) KEEP SOMALILAND CLEAN 2) THE TRAFFIC IS AN ORGANIZE 3) STUDENTS NEED LIBRARY EVERY CORNER IN SOMLILAND.

Waxan ka bilabayaa BISMILLAAHI RAHMANI RAHIIM. Magacayga waxaa la yidhaaa MAXAMED DHAMAC XASAN.
Hargeisa ku dhashay ku koray markii dagalku dhacay 1988, uulo ayan ahaa. Hargeisa waxan ka imid 1993 marki dagalki laga soo noqday. Europe baan ku nola 18 years.
scandanavienka

imika waxan u wareegay uk.Hadan u gudbo point kayga.

Shan cisho ka hor baan ka imid wadankaygi Somaliland. Intaa jogay dhowr wasiir la kulmay , 18 may la ku madaxtoooyada la igu casumay Madaxwayneheen Ahmed M.M Siraanjo la kulmay waxa kale la igu casumay warshada Coco Cola ka qaybgalay. 

Intaa maqnaa qurbo waxbadan ku soo noqnoqonyay wadankaygi.
Markaste imada xaladu marayo wadankayga waan eega. SADEX waxoo xoog u arkay wadanku aad ugu bahan yahay.

Nr1: Keep somaliland clean,  waxa weeyan malinta sida uga dagay cagada biyaha amba sharabkan cabayay ayaan meel aan ku turo wayay.
Meel xashiish lagu ridaa totaly way yartahay. Wasiirka madaxyootada Xirsi iyo wasiiro ayaan la kulmay hotell mansoor.
Malinti ugu horeeyay la kulmay ku idhi meel xashiishki ku ridaa wayay, waayo dhul gaalo waan ka ilalin inanu warqad dhulka ku turno.
Wuu qoslay markasuu yidhi waynu samaynaynaa:)

Nadafadu wa muhiim, wa inay horumar aad u badan ka samaynaa xaga nadafada, shicib iyo dawladba. Kharash badan uma baahna.

Nr2: The traffic is an organize, Gaadhi waditanka waxa ka muhimsan, sharciga la ilaliyo teori barto marka wadado marayo qofku si fican u maraya.
Bisha aan wadanki ku sugna inta shil ee aan maqalay intaa dad ku dhimatay wadada ee baburi la rogmeen.
Eeg 33 Doller ee qofku aribodka laga qado markuu soo dago 5 doller wadad ha lagu dhiso 28 kale ha gasho konto dawlada.
Walahi wasiir kastoo arko inta waan u shegayay macal wasiro hore igu wadada hadi la sameeyo shilka sii badanaya uma malaynayo anuu.

Arin aad ula yabay waxa ah aduunka kale markuu gaadhi : DAM DAMISA AMBA AMBALANCE AMBA GAADHI POLIS Marayo waa loo baneeya.
Lakin Xagee lagu arkay in GAADHIGA JAADKA, loo baneeyo ooo ila poliski ambulance ka lexdaan gaadhiga JAAADKA wada waa wax lala yaabo sharci la sameeyo wadad si mari lahaa.
Aduunka kale ninka Madaxwaynaha amba Prime minister xoog ku socdaa la arko amba cabsan waa laga qada lisenka. Waana la xidhaa. Haduu qof wax yeelo Wasiir ahan amba Madaxwayna ahaan loma daayo. Marka miyanay ahayn yaab ahayn in jaadka gaadhiga wada baburta poliska iyo ambulance qof dhimanaya wada ka leexdo.

Nr3: Ardayda Somaliland waxay aad ugu bahan yihin arkay Library cilmi aduunka hore mar lagu gaadhay. Jamacad somaliland Master degree ma jirto.
Guri kaste kenyati macalina waa khalad ardaydaa somalilander kama xisaab fican, englisha maybe idone lakin xaga urya fara badan arkay la shaqalaysiyay qof Kentati amba wadank kale ka wadanka wax ku bartay ha yasine shaqalays sii. Aduunka kale wale ana arkay ninkaste ka wadankisi soo dhawaystaa. Lakin somaliland maha somalida kale macal reer djaboutigi way fogeeyay qof kooda nin gala amba qof cadan ah amba ajanabi soo dhawaystaan taasi waa khalad way.
Ardaydu waxay u bahan yihin Library every corner in Somaliland.

SOMALILAND INTA JOGAY WAXA ARKAY IN LA ISUGU YMID WALEE. MARKA QOFKA SOMLAILAND QORBA JOGA WAXA KULA TALIN LAA WADANKAGI IU SOO NOQO. WAX DAD KAGI U QABO DALKAGU GURI DHISO GUURSO UUN MAHA LAKIN SHAQOOYIN SAMEE DALKII DHAQALIHISI DIB WAXA U QABAN KARTID QABO UMADA KALE WADANADOODA IYAGA DHISHTAY TA KALE AAD WAXA LOO BAHAN YAY INAN YOUNG PEOBLE LA YASIN. WANA KU DHISI LA WADANKA E AH UPDATE MARKAA. WAYEELKANA WA LALA TASHANAYA LAKIN XIRFADA DHALIN YARO IY ILA DUMARKA WAXA HA QABTAAN ODHAN LAHA "NABIGI CALYIHI SALATU WA SALAAM" WUXUU LA TASHAN JIRAY DUMARKISI. KUWA WAX KU BARTAY QURBAN HA SOO NOQDAAN KUWA WADANKI WAX KU BARTAY YANAY KA TAGIN. TA KALE NIN QURBA KU NOOLA QOFKA SOMALILAND KU KORAY WAX KU BARTAY IN LAGA HORAYSIYO WA KHALAD.
AYAD QUR AAN ILAHAU WUXU KU YIDHI MA"FARADNA FIL KITAABI MIN SHAY" WAX KASTO QUR AANKA KU SHEGNAY. MARKA HADUU AQOONSIGI QORAN YAHAY WAYNU HILI. AFRIKAN PEOBLE WAA SOMALILAND NR1 ENEMY MA RABAAN  LA INA AQOONSADO WANA TOP SECRET TASI.  WADAN KEENA AYNU WADA DHISNO KA 100 SANO KA DAMBOW DHALAN DOONA HADUU ILAHAY INA GAADHSIYO D XAGA TACLINTAA WAXBARASHADA IYO DHAQALAHA INTABA. ASC WR WB. VIVA SOMALILAND!  YES WE WILL AND YES WE CAN.



By: Maxamed Dhamac Xasan
maxamed_dh@hotmail.com
Sweden&UK
Tel:0046769373717  
 

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.