Tacsi
Innaa lilaahi wa innaa Ileyhi raajicuun.
Aniga oo ah Cali Adam Cawaale, kuna hadlaya magaca qoyskayga iyo guud ahaan ka reer Cawaale waxan Tacsi tiiraanyo le u dirayaa dhammaan
ehelkii, qaraabadii iyo ummadda reer Somaliland ee uu ka baxay ALLA ha u naxariistee Sheekh Daahir Muxumed Cabdillaahi (Aw duceeye) oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa, saakana lagu aasay magaalada Gabiley.
Waxan Marxuumka EEBBE uga baryayaa naxariis iyo Janatal Fardows, innagana samir iyo iimaan inu innagu mannaysto.
Innaa lilaahi wa innaa Ileyhi raajicuun.
Ali Aan Awale
Head of Somaliland Mission UK
Tacsii Tiiranyo leh
Dhaman reer ahmed warsame yasiin waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u diirayan qoyskii , Eheeladii iyo qaraabadi u ka baxay Marxuun Cismaan Ducaale Diiriiye.
Dhaman reer ahmed warsame yasiin
Hooyo waris ibrahim iman .
Abdulkadir ahmed warsame .
Abdirahmaan ahmed warsame.
Abdikarim ahmed warsame .
Abdirsaaq ahmed warsame ,
Khadra ahmed warsame ,
Sahra ahmed warsame ,
Sucaad ahmed warsame ,
Nimco ahmed warsame ,
Hoodo ahmed warsame
waxanu tacsi tiiranyo leh hawadaa umarinayna ehelkii ,qoyskii iyo qarabadii u ka baxay marxuum Cismaan Ducaale Diiriiye oo 6 ,June 2012 ku geeriyoday wadanka ingiiriska garahan magalada London waxanu marxuunka illahay ugaa baryaynaaaa in u janatul fardowsa ka warabiyo eheelka ,qarabadana iyo qoysku ka baxayna samir iyo imaan alle u ka siiyo,
Ameen Ameen Ameen
Inaalilaahi wa ina ilayhi rajucun
TACSI TIRAANYO LEH
Inaalilaahu waa inaa ilahi raajicuun waxaa geeridan laxdinta leh ee ku timi marxuunka cabdi jamac ibraahin
waxan tacsi u dirayaa heladii iyo qarabadii uka geriyooday maruxuunku
dhamaan reer cabdi jamac meel kasta oo ay kala jogaan waxan leyhay samir iyo imaan ilaahay haynaga siiyo
aamiin aamiinaamiin garahaan axiibkay maxamuud maxamed cali - burco