Aniga oo ka mida dhalinyarada ka soo jeeda gobolka Saraar waxaan go,aansaday markii dhalinyarada laga furay dabarkii ka haystay qayb galka siyaasada waxaan doonayaa inaan ka qayb qaato fursadan qaaliga ah isla markaana aan isku soo sharaxa doorashada golaha deegaanka ee inagu soo socota, iyada oo aan doonayo inaan dalka wax u qabto hadii aan ku guulaysto doorashada taas oo an doonayo inaan xooga saaro adeegyada aas aasiga ah ee ay ka mid yihiin caafimaadka,wax barashada iyobiyaha .
0in 0in 0pt" class=MsoNoSpacing align=justify>Waxaan dadweynaha ka soo jeeda gobolka Saraar ka codsanayaa inay I taageeraan maadaama oo aan gobolka saraar In badan u soo halgamayey.
Markaa waxaan doonayaa inad maanta abaalkayga ka dhigtaan inaad ii codaysaan oo aad codkiina igu soo saartaan si aan uga mid noqdo mudanayasha golaha deegaanka caynabo.
Aqoonyahan Jaamac Cilmi Jiir