Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


DR GABOOSE oo dal ku galka maraykanka iyo dalalka safka hore loo diiday waa maxay sababtu ? by FOZI ELMI IBRAHIN


(Hadhwanaagnews) Saturday, June 09, 2012
dhamaan bahwaynta hadhwnaagnews aadbaan usalamay salan kadib

dhamaan bahwaynta hadhwnaagnews aadbaan usalamay  salan kadib


sidaynu beryahaab la wada soconay  dr maxamed cabdi gaboose oo ah gudoomiyah ururka umadda   ayaa waxa lahadal hayay  in uu safar  hawleed ugaar ah isaga uu ugu anbi bixi doono dalka maraykanka halkaas uu xafiisyo ururkiisa uga soo furi doono
kadibna uu yurub uga sii gudbi doono


waxa dhacday in dr ka isku daydgiisa ahaa in uu dalka maraykanka ku tago  ay dawlada
marayakanka wasaaradeeda arimah

debeda

ay  udiiday  dalku galka dalka maraykanka   taas oo sabab uga dhigeen arimo  ay
dawlda ethoipia  uga yimi
 taas oo ha kisay safarkiisa shaqo  ee uu ku tagi laha dalkaas
 wax kale oo iyana   dr ka la kulantay safarkii uu silahaa kaga bax dalka maraykan   ceeb aad u wayn taas oo ah in gabi ahaanba loo sheegay in uu san  dalal badan oo  kamida dalalka adduunka   uu san gali karin  sababo ay cuskadeen awgeed
taas oo ugu horeesay markuu ahaa wsiirka arimah gudaha 
dalka aynu jaarka nahay ee jabouti  oo dr gaboose uga digtay in uu san mar dalkeeda soo gali
hadaba   akhristaw   waa maxay sababta kaliftay in  dr maxamed cabdi gaboose oo u tar tamaya jagada ugu saraysa dalka taas oo ah ninka qabtaa laag doonayo xidhiidhka caalamka oo dhan
lagaan doonayo in uu dalka uu madaxda ka yaahy iyo dalalka  kale isku soo xidho
ay maanat dalal badan oo xidhiidh wayn la leh s/land ay maanat dr ka dalalkooda uga mamnuucayaa
waliba dalalka safka hore ee kenya .ethiopia jabouti  oo aynu jaar nahay
 isaga oo aan madax wayne noqon ayay sidaa uga qaylianay  macdaala waa marka uu noqdo madax wayne 


taas waxay caday naysaa in  hadii uu kursiga ku guulaysto uu dr gaboose wadda kaliya ee u furan ay tahay in uu dalkan madax banaannidiisa qatay mar hore uu xamar iyo somalia dib ugu celin doono  taaas oo hadaladiisa ay ka muuqato iyo xidhiidhka caalamka uu la leeyahy

 
 FOZI ELMI IBRAHIN

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.