Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Shirkada Website-yada Samaysa Ee Reer Somaliland Oo Yeelatay Server U Gaar ah Oo Ku Soo Baxaya Magaca Somaliland


(Hadhwanaagnews) Tuesday, June 19, 2012
Shirkadan oo ah shirkad ay iska leeyihin dhalinyar reer somaliland ah oo ka qalin jabisay jaamacadaha dibada Bartayna Maadada Computer Science

Hargeysa (HWN):- Shirkada Website yada ugu badan samaysa ee reer somaliland ee Quality Technology Link (http://qualitytechlink.com/)  ayaa yeelatay Server u gaar ah oo hawada uga kiraysan, oo magaca somaliland ku soo baxaya halka markii hore shirkadu isticmaali jirtay Server Maraykan ah 

ORPHANS: 2; COLOR: rgb(42,42,42); WORD-SPACING: 0px; -webkit-text-size-adjust: auto; -webkit-text-stroke-width: 0px" align=justify>
Shirkadan oo ah shirkad ay iska leeyihin dhalinyar reer somaliland ah oo ka qalin jabisay jaamacadaha dibada Bartayna Maadada Computer Science, ayaa noqotay shirkad si wayn loo hadal hayo ka dib markii ay ganacsatada, Ngo-yada, Ururada Siyaasada, Hotelada, Res truant-yada, iyo waliba cid kasta oo ka codsatay website si dag dag ah ugu samaysay ayaa noqotay hormuudka technology-ga Somaliland.
 
 
Shirkadan oo yoolka ay hiigsanayso ah in ganacsato kasta iyo ururkasta u samayso website ayaa imika maadama ay yeesheen server u gaar ah qiimo macquul iyo hawl dag dag ah u qabanaysa cid kasta oo ka soo codsata website hadaba hadii Aad doonaysid inaad ka dalbato shirkadan horumarka balaadhan ku talaabsatay website booqo shabakadoodan http://qualitytechlink.com/  kana dalbo halkaas website  cusub, ama adigoon is dhibin telifankan toos ula hadal 0060176414950

C/salaam Cusmaan Cumar-jeex (Abu-Hurayra)
Hadhwanaagnews Office
Hargeisa, Somaliland.

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.