Xarunta Daaweynta Biyo-baxa Degdegga ah
Ø Haddii aad ka cabanayso is hanasho la;aan xilliga
galmada oo ay ku daashadeen dawooyin sida kiniinno, buufimo( spray), kiriimo, saliido, iwm
Ø Haddii aad dhinaca galmada ka gaabisay amma hammadaadu sidii hore ka hoosayso
Ø Haddii aad dareemayso in xubinkaaga taranka awooddiisu gaabisay, dadaadu in kasta ha joogtee
Ø Haddii habeenkii u horreeyay ee aqal galka uun aad ogaatay in aanad is hanan Karin oo aad kulanka lammaanahaaga muddo gaaban ku soo af jarayso
Ø Haddii aad muddo ka warwarsanayd afadaada oo aad raalli galin kari weyday, dadaadu inta ay doonto ha leekaatee.
Ø Haddii aad galmada badsatay oo aad xanuun dareento xilliga kulanka Iyo in kale oo badan oo la xidhiidha arrimaha galmada, waxa aan kuu hayaa Hannaankii iyo Habkii aad uga bixi lahayd dhibaatooyinkaa iyo xanuunnadaa aynu kor ku soo sheegnay oo dhan, adiga oo aan qaadanayn amma aan isticmaalayn wax kiniin, buufim kiriim iyo dhir midna.
Intaa ka dib waxa aad u yeelaynaysaa in aad is hanan karto awoodna u yeelato in marka aad doonto ay biyuhu kaa yimaaddaan. Dawadaasina ma laha wax saamayn kale ah (side effect)
Annaga oo maskaxda ku haynna in arrinkani yahay mid xasaasi ah bulshaddennuna aanay ka hadal, waxa aanu kuu ballan qaadaynnaa in arrimahaagu sir kuu ahaadaan. Qiimuhuna waa mid u qalma waxa lagaa daweynayo. La soo xidhiidh Tilifoonka 4816408 Hargeisa Somaliland
C/raxmaan
Xaruntabb2@gmail.com