Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Ardaydda S/land ee Jaamacaddaha Dalka Uganda Oo Hambalyaynaysa Meherka Mudane Axmed Siciid Diiriye iyo Marwo Samsam Cabdi Aadam


(Hadhwanaagnews) Wednesday, June 20, 2012
REERKII LAGU NASTEE LAGU NAGAADEE WADA JIREE NABADGALA ALLAHAYOW IDIN KA YAAL.

HAMBALYO - Mudane Axmed Siciid Diiriye iyo Marwo Samsam Cabdi Aadam

GUURKIINU GUUR KHAYR GURIGIINU GURI NEGI GUULLOW KA YEEL.

 

REERKII LAGU NASTEE LAGU NAGAADEE WADA JIREE NABADGALA ALLAHAYOW IDIN KA YAAL.

 
Dhamaan ardaydda Somaliland

ee wax ka barata jaamcaddahaha dalka Uganda waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn hawada u marinayaan
 

Mudane Axmed Siciid Diiriye iyo Marwo Samsam Cabdi Aadam

oo meherkoodu maanta oo ay taariikhdu tahay 19 /06/ 2012  ka qabsoomay Hutel Imperial oo ku yaala caasimaddda Somaliland ee Hargaysa. Waxaanay leeyhiin aqalgalkiina danbe ku gaadha bashbash iyo barwaaqo iyo ubad khayr qaba WIIL IYO CAANO GABADH IYO CAANO..AAMIIN..AAMIINÂ…AAMIINÂ…AAMIIN.

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.