Shirkii Shalay Ka Dhacay Galbeedka London Oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Gudida Beelaha Muuse Ismaacil Bari Ee Habar Yoonis Oo Ay Kasoo Qayb Galeen Dhamaan Waayeelka Iyo Waxgaradka Iyo Haweenka Iyo Dhalinyarada Qurba Jooga Ah Beelaha Muuse Ismaacil Bari Ee Kunool Uk Iyagoo Beelahaasi Muujinayey Siday Utaagersan Yihiin Shirka Beelaha Habaryoonis Ee 29/06/012 Ka Furmi Doona Daalo Iyagoo Beelahaasi Isla Goobtii Shirka Dhaqaale Aad Ubadan Ugu Ururiyay Shirka Daalo Islamarkaana Baaq Taagero Ah Uga Diray Isla Goobtaa Shirku Kadhacay Shirkaasoo Jawi Aad Uwanaagsan Ku Bilabmay Kuna Dhamaaday Dadkii Kahadlayna Shirka Waxaa Kamid Ahaa Gudoomiyaha Beelaha Muuse Ismaacil Bari Cheef Caaqil Maxamad Xassan Cali Muuse Oo Ugu Horaynba Isagu Shirka Furay Waxa Kaloo iyana Shirka Kahadlay Xubno