London-(HWN)- waxaa daqiiqado ka hor magaalada London ee dalka ingiriiska si toos ah uga furmay shirkii wada hadalka Somaliland iyo Somalia kaasi oo ah mid xasaasi ah loogana hadlayo sidii xal buuxda looga gaari lahaa xaalada labada dal.
Waqtigaan waxaa socda dooda iyo wada hadalka udhaxeeya dowladaha Somaliland iyo Somalia kaasi oo noqonayaa kii ugu horeeyay oo ay yeesheen xubno ka kala socda labada dal.
Macadda ilaa iyo hada sida uu shirka ku socda hayee shee labada dhinaca ayaa