Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Fanaanadda Weyn Ee Sahra Axmed Jamaac Iyo Fanaanka Codka Macaan Fu´aad Cumar Oo Dib U Soo Saaray Heestii Qoraansi.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, June 20, 2012
(Lndon-HNW) Fanaanada weyn ee Sahara Axmed Jaamac iyo Fanaanka codkiisa aadka loo jecelyahy Fu´aad Cumar Cabdi (Walaalaha Sweden) ayaa dib u soo tumay heestii Qoraansi. Heestan oo ah mid hadda

(Lndon-HNW) Fanaanada weyn ee Sahara Axmed Jaamac iyo Fanaanka codkiisa aadka loo jecelyahy Fu´aad Cumar Cabdi (Walaalaha Sweden) ayaa dib u soo tumay heestii Qoraansi. Heestan oo ah mid hadda dib losoo casriyeeyay waxay labadan Fanaan si farshaxan ah markale heestan badka u soo dhigeen yagoo ku qadaaya codad la jeclaystay, Muusiga macaan waxaa ku ladhay Xasan Cajabi Cujayri waxaana lagu duubay Karama Studio. Haddaba si aad heestii u dhagaysato Fadlan Halkan Guji.


Labada Fanaan Ee Sahara Axmed Jaamac Iyo Fu´aad Cumar Yare
Halkan Guji oo Mopelkaga Ku Dhagayso Heestii  Qoraansi Ee ay soo Tumeen Sahara Iyo Fu´aad



Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.