Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga oo ka baxa telefishinka caanka ah ee Hctv habenimada talaadada ah saacadu markey tahay 09-00pm(Gmt) ayaa todobaadkan lagu falanqeeyey kulanka Somalia iyo Somaliland wadahalkooda uga furmay magaalada London 20/06/12.
Barnaamijkan waxaa marti u ahaa aqoonyahno soomaalia iyo Somaliland ba ah kuwaasoo diirada saarey waxa laga filan karo kulankan ka furmay magaalada London ee dalkan ingariiska,dadweynaha soomaaliyeedna waxeey uga ayb qaateen qadka taleefonka iyagoo ku miijiyey dareenkooda ku aadan qodobkaas lagu falanqeynayey Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga..
http://youtu.be/f_HjYkcIpf0
115%">
C/fitaax dhaadeey
Em-dhaadeey1988@hotmail.co.uk
London-Ingariiska.