Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


OGAYSIIS xafladii daahfurka urur siyaasadeedka xaqsoor Ottawa .


(Hadhwanaagnews) Wednesday, June 20, 2012
Waxaa magalaada Ottawa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq xoogan iyo tabaabushe loogu diyaargaroobaayo xafladiii

Waxaa laga dareemayaa dalka Canada gaar ahaan Ottawa qaban qaabada xafladii daahfurka  urur siyaasadeedka xaqsoor Ottawa .
Waxaa magalaada Ottawa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq xoogan iyo tabaabushe loogu diyaargaroobaayo xafladiii daahfurka urur siyaasadeedka Xaqsoor taas oo taageerayaashisu ay iskaga imanayaan dhamaan gobolada Canada oo dhan . Xafladan oo ah mid si meeqaam sare leh looso agaasimayo ayaa waxa ka soo qaybgalaya  taageerayaal aad u tiro badan iyo dadwayne reer Somaliland ah. Waxaana lagu qoondeeyey inay dhacayso 14/july/2012 waa maalin sabti ah waxaanu gacmo furan ku soo dhawaynaynaa dadwaynaha reer Somaliland

ee Canada hadaba ha moogaan daahfurka urur siyaasadeedka xaqsoor...
 
BY:Gudida qabanqaabada xaflada
Mohamed Ahmed
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.