SALAAN DHAMMAAN SHAQAALAHA.HADHWANAAG SIDA AAD U DHANTAHIIN.
WAAN KA XUMAHAY IN WADANKU U EEG YAHAY MID DAGAAL KU SOO SOCDO.
WAAYO . SIILAANYO ALBAAB AANU XIRI KARIN AYUU FURAY.DADKANA MARKA LA RABO IN DAGAAL LAGA DHEX OOGO.
LACAG AYAA LA DHEXDHIGAA. DADKII BADAHA AFDUUBKA U DOONANAYEY MADAXDOODII AYAA SHIRKA JOOGA.
SOMALI LAND HA KU TALA GASHO DAGAAL SOOMAALIYA KAGA YIMAADA.
WELIBA IYADOO DAWLADO REER YURUB AHI AY CAAWINAYAAN.
FAYSAL. HARGEYSA
bulhan77@hotmail.co.uk
********************************************************
TEXT-ALIGN: justify; mso-pagination: none; mso-layout-grid-align: none">Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga