|
|
CUGTA OO CALAACALA. WAA TXI GABAY AH OO KU SOCOTA SHACABKA SOMALILAND MARKII AY WAX DOORANAYAAN BY ABWAAN Ismail Abdillahi Handuleh (Hadhwanaagnews) Thursday, June 21, 2012 BISMILLAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM
BISMILLAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM. S.C.W.R.W.B.
Salaantaas Islaamka ka dib waa tii khaaska u ahayd bahda hadhwanaagnews iyo akhristayaasheeda. Tixdani waa talo ku socota dadweynaha reer Somaliland markay wax soo dooranayaan, sida u fiican.
1-Cugta oo calaacala, codkiinani wuxu yahay, cimrigiin ma barataan.
2-Cishadii la gaadhaba, ha loo soo cumaamado, caale aan wax garanayn.
3-Cawaankayna dhaamoo, ka cabsada wixii cuna, oo wuu ka cararaa .
4-Caqliqaab inaan ahay , caddowgii i dilayaba, cagahaan ku doontaa.
5-Cayaartaan abaabulo, casrkii u xaytaba, cid kalaa warkeeda leh.
face=Verdana>
6-Calooshiisa la ciyaar, cirteed bogatadii iyo ciil kama koraan ahay,
7-Car ayaan codkiinani , col madoow inagu noqon, oonay cabashadiin badan.
11-Caaro dhuub wax laysiyo, caadil naguma keenee yaanu noqon coliyo guluf ,
12-Caalin baa wuxuu yidhi, sidii cawsha kala yaac rag cadaalad waayaa., 13-Cadoloolka baratama, cuudka aydin tuurtaan dhaha caano iyo nabad. 14-Daraan cagajuglaynoo, cabsigelinin wadhatada cashuurtana ka soo gura.
15-Cilmi duulle soo xula, ceebaha ka dhawrsada, caanalayda aan furan.
16-Cawrali waraabii, cirka sare ka ciyayey, caadiloow i sii tidhi.
17-codsigeed loo yeel saceediina wuu cunay caydh soo kamuu dhigin.
18-Curaar baanu nahay iyo reer cawaale weeyaan, cidna hawgu xilanina.
Ismail Abdillahi Handuleh. Uganda/Entebbe
|