Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Madax banaanidii iyo mustaqbalkii somaliland oo xukuumadan hada jirtaa mugdi gelisay by KHADAR SAID HASSAN (DHAGAXIDHE


(Hadhwanaagnews) Friday, June 22, 2012
Waxan salaamaya dhamaan shacabka jamhuuriyada somaliland meelkasto ay joogan gudo iyo

Waxan salaamaya dhamaan shacabka jamhuuriyada somaliland meelkasto ay joogan gudo iyo dibadba salan kadib waxan raba inaan waxka
iftiimiya xaalada adag ee wadanku ku jiro hadan uso dego hadalkayga somaliland waxay ku caano maashay wada tashi midnimo nabad gelyo iyo dimuquraadiyd inta aan kor ku xusay. ay xakuumadihi hore ee dalka ka talin jiray siin jireen ahmiyada kowaad laakin intasba waxa majara habaabiyey xukumadan hada wadanka ka talisa iyadoo mugdi gelisay madax banaanidii somaliland meeqaamki dowladnimo ay lahaydna hoos udhigtay tasna waxa sabab u ah markay xukuumadan dalka ka arimisa ay ku milantay shirarka loo qabanayo somaliweyn oo ay ka mid ahayd shirkii ka dhacay istanbuul meeqamka lasķiyayna uu


aha mid dalka iyo shacabka somalilanba guul daro uso hooyey iyado tasba shacabka reer somalilanba dhabanka iyo gacanta isku hayeen waxa amankaag kusi noqotay shirkii london  kadhacay ee xukumada silanyo ugu yeedhay waxa kuwada hadlaya laba dawladood  oo ka mida dawladaha afrika ka jira oo kale lakiin nasiib daro taasi may dhicin  qodobadi kaso baxay waxay noqden inay somaliland xududeheda iyo cidamadeda ay kamid noqden somaliya  dawlada kumelgadhka ahna dawladii bedelilahayna lasoo wada dhiso markaa maanta waa malin ay guul daro u soo hoyatay madaxbananidi  somaliland  markaa maanta waxaan u soo jedinayaa halgamayaashi , aqoonyahanada, iyo madaxdhaqameedka  iyo shacabwaynahaba in loo  istaagan madaxbanaanidii somaliland   kana saraan wadadan mugdigaa ee ay xukumadan silanyo hogaminayo qadayso maanta waxaynu ku soconaa sidii 60kii oo kale markaa shacabka somaliland ee jecel madaxbananidooda maxaa loga bahan yahay waxa loga baa han yahay inay ka hor yimadaan oo ay meel uga soo wada jestaan godkan ay xukumada uu hogamiyo silanyo ku riday qadiyadii iyo gooni isu tagii somaliland.  



XIDHIDHIYAHA JAHLIYADA SOMALILAND EE DALKA KENYA             
KHADAR SAID HASSAN (DHAGAXIDHE)
+254721156233 nairobi kenya  

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.