Waxaa Magaalada Bristol ee Cariga ingiriiska ka dhacday shalay oo tariikhdu ahayd 21/06/2012 kulan balaadhan oo lagu hambalyaynayo laguna taageerayo Murashax Cabdicasiis Aadan Habane oo ka mida murashaxiinta Golaha Deegaanka ee Gobalka Maroodi jeex kana sharaxan xisbiga kulmiye taasi oo si buuxda laisula qaatay in uu yahay cabdi casiis mid wax wayn ka tari kara magaalada Hargaysa . Mujaahid Cabdi casiis wuxuu ka mid ahaa da yartii iskuulada dhiganaysay ee u huray naftoodii in ay ka xoreeyaay umada taliskii macangaga ahaa una daadiyay dhiigoodii xoriyadan aynu manta hadhsanayno, hadaba waxaanu ilaahay uga baryaynaa in uu ku
guuleeyo hamigiisa murashaxnimo , waananu ku hambalyanaynaa oonu ku taageeraynaa musharaxniadaas Xisbiga Kulmiyana u rajaynayna Guul anagoo kala ah:-
1-Mustafe Xaashi 2-Kayse Cabdi Cali Wayd
3-Axmed Nuur 4-Cabdi-risaaq Cumar Kujiig
5-Samater Muxumed Cadar 6-Xuseen Xaaji Cabdi Maxamuud
7-Cali Sciid Cabdi 8-Cabdisalaan Xuseen Jitaa
9-Ismaaciil Cali Cabdi 10-Mustafe Maxamed Cabdilahi
11-Cabdiqani Raabi (Gadhle) 12-Mawlid Maxamed Mumin
13-Fuad Mumin 14-Hasan Yusuf Cali
15-Axmed Yusuf Cali 16-Axmed Adan Habane
17-Ismaaciil Adan Habane 18-Muuse Maxamed Muse
19-Maxamed Xasan Fanax 20-Maxamed Adan Habane
21-Ibahim Adan Habane 22-Cabdilahi Cabdi Habane
23-Jaamac Cabdi Habane 24-Ismaaciil Xasan Habane
25-Cabdi Xasan Habane 26-Cabdifatax Xasan Habane
27-Ismaaciil Siyaad 28-Cabdisamad Cumar Cali
29- Cabdi Fiishar 30-Saciid Ibaahim Tukaale
31-Caydaruus Kayse 32-Cabdiraxman Ciise (Jiir)
33-Maxamed Dheere 34-Bakafiin
35-Maxamed Xuseen Cilmi