leenahay noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado wadajiree nabad gala,,,, Wiil & Caano, Gabadh & Caano
Ameeeeeeeeeeeeeen Aameeeeeeeeeeeeeeen
MEHER WACAN
Awoowo cumar axmed cige iyo xaaskiisa iyo caruurteesa iyo Ayeeyo cibaado axmed cige iyo caruurteeda iyo Ayeeyo faaduma axmed cige iyo caruurteeda iyo Ayeeyo caasha axmed cige iyo caruurteeda iyo Awoowo maxamed axmed cige iyo xaaskiisa iyo caruurteesa iyo Ayeeyo aamina axmed cige iyo Ayeeyo hodan axmed cige iyo caruurteeda iyo Ayeeyo khadra axmed cige iyo caruurteeda iyo Ayeeyo sahra axmed cige iyo caruurteeda iyo Awoowo faysal axmed cige iyo xaaskiisa iyo caruurteesa iyo Awoowo fuad axmed cige iyo xaaskiisa iyo caruurteesa dhamaan reer axmed cige waxay tahniyad udiryaan : BOQORKA: gulaid xasan diriye BOQORADA:warda abdirahaman aw cali {warda qaali} oo meherkoodo ka dhacayodalka QATAR gaar ahan magaalada doxa waxaan leenahay baarka alaah laka wa baarka calayka waa jamac baynakuma bilkhayr aw filkhayrÂ…
HANBALYO SHARAFEED AROOS WACAN
BARAKA ALLAHU LAKA WA BARAKA CALEIHI WA JAMACA BAYNAKUMAA BIKHEYR
Labayahow is caashaqee is caleemo saartee cawo iyo nasiibkale caawana is guursadey
caruurkheyrle noo dhala cimrigeed aduunyada ha iskuba cadhoonina caku. ha isku odhanina..!!
Anigoo ah Eng: Mohamed Haji Abdirahman Adem GERMANY
waxaan halkan hanbalyo sharafeed aad u qaaliya uga dirayaa Arooska..Saxiibkeyga qaaliga ah aadkana aan u jeclahey..
PRINCE : SICIID ISMACIIL SHAQALE
IYO
PRINCESS: SAMIRA MOHAMED IBRAHIM
Oo Arooskoodu ka dhacey Casimada hargeisa ee Dalka Jamhuriyada Somaliland. 23/6/2012
Waxanan Ilahey SW ha idinka dhigo reerkii lagu nastee lagu nagaado wada jiroo nabad gala
eebow naga yeel...Ilahey SW awlaad khayr qabta ha idinkala siiyo oo dalkooda dadkooda iyo diintoodaba anfaca insha allah...
Heestana waxan ugu talo galey.. Qoyska inagu soo kordhey,, Dawasho wacan..
http://www.youtube.com/watch?v=TyawSj2dn_E
MEHER FARXAD LEH --HAMBALYO IYO BOGAADIN—
1.SULEYMAN MOHAMED SUGAAL 2.ROODA AHMED SUGAL,3.MOHAMED SUGAAL,4.FAADUMO AHMED SUGAAL,5,AHMED JAMA GARBIYE.
SAYNAB XASAN.
Dhamaanba waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Inankooda Boqor Mohamed Mohamoud Sugaal iyo Boqoradiisa Hoodo Cali Saciid. oo Meherkoodii ka dhacay
Hotel Barwaaqo Markay Taariikhdu ahayd 18/06/2012, ee Magalada Burco. Waxaanu leenahay noqda qoyskii isku raga ee isku waara Ilaahayna
Kala siiyo ubad khayr qaba kuwaas oo anfaca DIINTOODA,DALKOODA,IYO DADKOODABA.AMIIN.AAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
Hanbaylo DHalasho Aad loogu faraxay
Waxaanu halakan hanbalyo uga diraynaa Labadan Boqor Ahmed Adam Cilmi (ahmedjidde) iyo boqoradisa Amal Jama oo Wiil ugu dhashay Dalka Switzerland Wiillkaasoo loobixiye Maxamed .
Maxmed Ahmed Adam Soo barbaarbaanu leenahay Kii Waalidii Iyo diintiisa Iyo Dalkiisaba anfaca noqo Aamin baanu leenahay .
Zakariye khalid faarxa
Baashe cige kaye
Cabdiraxaman salax
Cabdirisaaq jama
Ilaahan adan
KHalid adam khalid
Maxamed salax
Diiriye jamac
Yasin cisman
Nuuradin xuseen
shiikh muuse siciid
cisman
jamac
Xasan adam cilimi
Jamac adam cilmi
Maxmed adam cili
Salebean adam cilmi
Cali adam cilmi
Cabdi adam cilmi
Maxamed cabdi
Maxamed cawad
dhaman reee adam cilmi iyo asxaabtuba
waxaanu leenahay Dhalasho wacan Maxamed Axmed
hanbalyo meher
Gacaliyo sokeeyaba guurkiina lagu farax waxaan marka hore halkan ka salaamayaa dhamaan shaqaalaha wabsaytka caalamiga ah ee hadhwnaagnews.com
Halkan waxaanu hanbalyo iyo bogaadin uga diraynaa
Boqorka aadan ismaaciil geedi iyoboqorada nasra c/raxmaan x maxamuud cigaal
Oo meherkoodu kadhacay magaalada burco gaar ahaan huteelka plaza manta 2o/06/2012
Asxaabta kala ah xasan maxamuud ibraahin (xaantiye)iyo xaaskiisa sahara cali axmed iyo cabdi maxmuud xaantiye iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa calibashiir maxamuud xaantiye iyo xaaskiisa rooda maxamuud xaantie deqeeqa maxamuud xaantiye iyo saygeeda dhamaan faracda aan la soo koobikarin ee ka farcantay reer xaaji maxamuud cigaal ragiyodumar waxaanu leenahay
dhamaantayo waxanu leenahay guule lagama waayee gobanimo ku aqalgala bashbash iyo barwaaqo ubad khayr qaba iyo nolol raaxale aamiin
Hambalyo meher
Marka hore waxan salamayna bahda hadhwanagnews waad ku mahadsan tahin shaqada fiican aad haysaan.
Habaryaro Asha Bashe Farah, carurteda iyo odaygeda, habaryaro Fosiya Bashe Farah, odaygeda iyo carurteda,
habaryaro Farxiya Bashe Farah, odaygeda iyo carurteda... Abdi Abdi Bashe Farah xaaskisa iyo carurtisa, Khadar Bashe farax xaskisa iyo carurtisa, Ismail Bashe farah xaskisa iyo carurtisa... Hamda jibril Hassan, Ahmed Jibril Hassan, iyo dhaman reer Jibril Hassan. Qamar almujahidah, Nafisa, Nimco, Naciima, Nasra, Shadeed, Khadra, sulayman iyo asxaab kale oo farabadan waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayan boqorka iyo boqorada
Nasra Abdirahman Mohamud
iyo saygeeda
Adem Ismail Geedi
oo meherkoodu ka dhacay hotel plaza magalada Burco 21-06-2012, waxanu leenahay noqda kuwi guurkoda lagu farxo
bash-bash iyo barwaqo kala kulma ee ubad kheyr qaba dalkoda iyo diintoodaba anfaca noqda...
waxanu ugu ducaynayna ducadi rasuulka c.s.w
BARAKALLAHU LAKA WA BAARAKALLAHU ALAIKA WA JAMA AA BAINAKUMA FEE KHAIR.
May ALLAH bless you and shower his blessing upon you twain and keep you in a happy union.
Hambalyo
waxaanu hanbalyo qalbi wanaagsan oo farxadi ku dheehantahay aanu ku hanbalyeynaynaa waftiga ka socda somaliland ee uu hogaaminaayo geesiga miigan ee u tafa xaytay in uu umada soomaliland maga cooda kor u soo qaado oo uu gaadhsiiyo halka ay tabanayaa ee ay had iyo jeer riyadoodu ay tahay
wasiirka dr maxamed c/laahi cumar oo aan nasanin habeen iyo maalin galab iyo caways waxaan ilaahay
uuga rajaynayaa in ilaahay ku guuleeyo shaqada uu qaranka somaliland u hayo waxaaana hubaal ah in uu ku taaganyahay wadadii toosnayd ee uu rabay
qaranka somaliland in uu maro waxaana hubaal ah
in somaliland ictiraafkeedii uu soo dhawyahay waxaanu raacinaynaaa in taasi in marka aan soo qaato sualihii uugu danbeeyey ee uu jawaabta ka bixinayey libaaxa qaranka somaliland
in uu si kalsooni leh uuga jawaabayey isa goo dareenka dadkiisa aad ka dareemaysay isaga oo anshaxa iyo asluubtana ilaalinaya oo ay akhaaqadi ku dheehantahy hadana qofkasta oo qaranka somaliland afkiisa ayuu ku hadlaayey waanad wada qanacdeen ayaan filayaa islamarkaana ay tahay marxaladii uugu horaysay labada dal is horfadhiistaan ayaga oo dabaqaya qodobkii lixaad uk iyo kii 10 aad turkey
waxaan u mahadnaqaynaa uk skandinavian european union oo shirkan suurto geliyey
qofkii aan bani aadamka u mahad naqin ilaahayna uma mahad naqo
alla mahad leh
xamse cumar farrax [farragaz]bristol uk
mohamoud mohamed [ bide] bristol uk
iyo asxaab badan oonan halkan ku soo koobi karin
wsalaan@hotmail.com
hanbalyo arooos
dhamaan waxay dadkani hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan boqor adan ismacil geedi iyo boqorada nasra abdi x mahmoud cigaal oo meherkoodu ka dhacay hotel city plaz burco 20/06/12
marwo sulekha ibrahim gaboobe iyo saygeeeda maxmed kaise xaji ahmed iyo inantooda yar ee qaali maxamed kaise xaaji ahmed .
cali mahdi jamac xaaji ahmed. qaali xaji ahmed burale. iyo dhamaanba reer xaaji ahmed buraale .
dhamaan reer jamac basaale, iyo dhamaan ilma xaantiye cali bashiir xaantiye iyo xaaskiisa iyo marwo saynab cabdi sugule .
fuad jamac hassan yousuf iyo cawil jamac hassan yousuf , hooyo faadumo muxumed faarax.
saynab jamac ducaale iyo saygeeda abdirisaq hussen diiriye barre iyo caruurtooda,
abdirahman suleiman ismaciil. said hassan macow farduus maxamud abokor cawed
shabcaan maxmoud abokor cawed iyo saygeeda. hibaaq maxamoud abokjor iyo xaajigeeda . rooda abdilahi cilmi iyo saygeeda
dhamaan dadkaas oo kala jooga sweden uk usa somaliland iyo weliba imaraadka carabta waxay habalyadan u dirayaan adan ismacil geedi iyo marwadiisa nasra abdi xaji maxamoud waxanu idin leenahay noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano amiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin. wehel iyo walal guri wada leh oo wiilal iyo gabdho leh waayaha aduun werwer li i ku mara heestana waxanu jeclaan lahayn inaanu ka dhex maqlo hadiiba ay maqal noqoto mahadsanidin hadhwanagnews
hamablyo aroos oo ku socota
Hambalyo hambalyo waxaanu Hambalyo qaali ahaa uu diraynaa Boqorka Abdisamed siciid faarax iyo boqorada lucky Ali haji abdilahi
oo uu saaka meherkoodu ka dhacay cariga somaliland gar ahaan casimada hargeisa hotel ambassador 11:00 subaxnimo waxaananu lenahaay noqda
reerkii lagu nasto ee lagu nagado awlad barakaysana illahaay haa idin siyo
Abbo siciid faarax mohamoud
Hooyo Deeqa sameter warsame
Abdirahman Siciid
Samiira Siciid
Samiiya Siciid
Samsam Siciid
Abdiqani Siciid
Subeeda Siciid
Abdinasiir Siciid
Nasra Siciid
Shiifo Siciid
Hamda Siciid
Mukhtar Siciid
Hafsa Siciid
Hanaan Siciid
mustafe Siciid
Hooyo Sahra Ismail Faarax
Abdirahman Ali Mohamoud
Jamal Axmed Aadan iyo xaaskiisa
Hibo Ibrahim Aadan
iyo inantoda Ahlam jamal
Khaliil Mohamoud Ali
Safa Mahamed Ahmed
Abdishakoor Suleman Siciid
Moustafe Mohamed Yassin
Yasiin Haashi
khader ahmed farah iyo xaaskiisa asma ahmed cali
dhamaan dadkaas oo kala jooga daafaha dunida waxay leeyihin noqda reerkii isku waare ubad kheyr qaba kala hela iyo waliba ducadii nabiga scw (BARAKALAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNAKUMA FIL KHEYR ) aaaaaaaaami aaaaaaaaamin aaaaaaaaaamin
Hanbalyo meher.
mabruuk mabruuk mabruuk
Ardey da reer somaliland eee wax ka barta wadan ka malaysia waxey hanbalyo Meher u dirayaan
yaasir saleeban cabdi iyo marwadiisa: barwaaqo aamir oo 21 june 2012 Meher koodu ka dhacey Hotel city Plaza ee xarunta gobol ka togdheer ee magalada burco
dhamaan ba ardey dan waxey Hanbalyo meher u dirayaan yaasir saleeban iyo marwadiisa barwaaqo aamir
1. xasan ibrahim cawad
2. cabdle xuseen
3. cismaan maxmuud sugaal
4. abdiqaadir maxamuud sugaal
5. sidiiq cali omar
6.abdihakiin rabi cali
7. cismaan jaamac maxamed
8. abdirahman bashiir maxamed
9. maxamed cali quule
10. abdikarim cabdi cabsiiye
11. maxamed jaamac faarax.
12. abdirashiid ayaanle cumar
13 abdinaasir axmed hersi
14. maxmed yuusuf abdi cawad
15. bashiir xasan jaamac.
16 kaahin maxmed kaahin
17. cabdirisaaq mahamed kaahin
20. shaafici saleebaan cabdi
21. xamse fuad dahir
22. baashe yuusuf ibrahim
23. muxyodiin abdi cali
24.maxamed cali mahdi
25: maxamed abdi axmed
26: abdifatah jaamac odey
27: nasra cali hersi
28. aamina yuusuf cawaale
29" hodan abdirahmaan muuse
30. abdisamed cali cawaale
Dhamaan ardey dan waxey hanbalyo u diyarayaaaan yaasir saleebaan cabdi iyo warwadiisa Barqaawo aaamir
waxaan u rajeyneyna reerkii lagu nastee lagu negaadee wiil iyo gabadh iyo caano hela noqda
hanbalyo ahmed maxamed samatar iyo nimco maxamed maxamud oo gabadhi ugu dhalatay wadanka swedan gar ahaan magalaada helsinborg by ahmed joofane
dhamaan waxaa salamayaa asxaabtayda qaaliga ah
waxaan kale oo aan habalyo aan ka soo koobi
kayrayn u dirayaa ahmed maxamed samatar
iyo nimco maxamed maxamud oo gabadhi ugu
dhalatay wadanka swedanka gar ahaan magalad
helsinborg hospitalka wayn ee la yidhaahdo
cusbitaalka laserett hanbalyada
gabadhaa oo loo bixiyey ayaan ahmed maxamed samatar
waxaan lee nahay ilahay ha ka dhigo tii waalidkeed iyo diinteeda
iyo dadkeeda anfacda aaaaaaaaaaaamin soo bar bar baar
inaader ayaaney
mar labaad ayaan inaaderkay ahmed maxamed samatar iyo
inaadertay nimco maxamed maxamud lee yahay
habalyo habalyo ayaana waxaan lee yahay soo
bar baar ilahay ha ku daayo
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamin
by ahmed yuusuf joofane
fadlan ciwaanadii hore waa iga xidhmeen asaxaabtayda
qaaliga ah intaas baan ku darsan hanbalyada
Hanbalyo Meher Wacan
Yuusuf Maxamed Xuseen (digtoorka)
Samriye Ismaciil Siciid
Shabcaan Maxamed Suudi
Cabdi Xakiin Dheeg Cismaan
Cabdilaahi Maxamed Koosaar
Yuusuf Maxamed (Maykal)
Cabdicasiis Cali (qoti)
Axmed Dhabarceel
Cabdixakin Maxamud Gahayr
Maxamed Xaamud Maxamed
Cali Cawil (yaanyo)
Guuleed Axmed (Gagaale)
Mahad Gulane Mahad
Ismaciil Maxamed (daniska)
Aar sheekh xasan
Cabdi Cali ( Talyaani)
Jamac Cabdi ( Foodcade)
Khadar Maxamed Gaacuuro
Axmed yasiin Cismaan (Taarwale)
Guuleed Dahir (naani)
Cabdifataax Abiib (madaxwaynaha)
Dadkan oo kala jooga wadamada yurub
waxay hanbalyo aan la soo koobi karin
hawada u marinaya
Boqorka iyo Boqorada
Cabdiqaadir Ismaciil Axmed
iyo
Faysa Faarax Raage
oo uu maherkoodu ka dhacay wadanka
somaliland garhaan Casimada Hargaysa
19.5 .2012
Waxayna leeyihin Noqda kuwi ku gadhaa
aqal galkoda Nabada iyo caano
tahniyad dhalasho
Dhammaan dadka hoos ku qoran waxay tahniyad iyo bogaadin
U dirayaan maxamed jaamac cagabaruur iyo Sucaad khaddar xasan-faadhi
Oo uu wiil ugu dhashay magaalada burco:
Jaamac Maxamed bile (Cagaf_cagaf)
Maryan cabdillaahi xasan
Siciid jaamac maxamed
Sucaad jaamac maxamed
Manaal Jaamac maxamed
Maajida Jaamac Maxamed
Muniira Jaamac maxamed
Saciid nuur maxamed
Cabdi-risaaq siciid caalin
Dakan oo dhammaantood wada jooga magaalada London waxay qoyska kor ku xusan
U rajaynayaan in wwilkaa dhashay ilaahay uga dhigo mid ku barbaara caafimaad nabad iyo barwaaqo
Noqdona kii dalkiisa dadkiisa iyo diintiisaba anfaca. Aamiin
Hambalyo Dr Axmed Mahamoud Aadan Iyo Sagal Ahmed Mahamed oo meherkoodu ka dhacay Cigaal Hotel ee magalada BURCO
1.Abbo. Mohamoud Adam Farah
2.Hooyo. Saado Ibraahin Warsame
3.Awoowo. Adam Awfarah Wacays
4.Adeero. Yusuf abdi aw osmaan
5.Adeer. Ahmed Adam Aw Farah
6.Najah Mohamoud Adam iyo xaaskiisa
7.Rashiid Mohamoud Adam
8.Ubah Mohamoud Adam iyo Odaygeed
9.Yaasmiin Mohamoud Adam
10.Asiya Mohamoud Adam
11.Shabac Mohamoud Adam
12.Mustafe Mohamoud Adam
13.Mohamed Mohamoud Adam
14.Hamda ayaan Mohamoud Adam
15.A/Naasiir Mohamoud Adam
16.Hamda Ayaan Mohamoud Adam
17.Mowliid yusuf Abdi iyo xaaskiisa
18.Abdi samad Ismail aw ciise iyo xaaskiisa
19 Qadaafi Xaamud Ismaciil
Dhmaan dadkani waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Dr Axmed Mahamoud Aadan iyo Sagal Ahmed Mahamed oo meherkoodu ka dhacay 19/06/2012 Cigaal hotel ee magaalada Burco
Waxanay leeyihiin noqda kuwii isku wara ee ubad Khayr qaba ilaahay kala siiyo
Family: