Waxa la baafinayaa Baasaaboor Sweden ah oo laga helay suuqa weyn ee hargeysa, gaar ahaan agagaarka shirkadda isgaadhsiinta Ee Telesom.
Hadaba cidii uu ka maqan yahay ha la soo xidhiidho shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews qaybteeda Hargeysa ama Telefoonadda 4419035 ama 4443399