SCWB.
Hadaanu nahay dadkan hoos ku qoran waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa eheladii, qaraabadaii iyo shacabka somaliland ee ka baxay marxuun SHEEKH XASSAN XUSSEEN,waxaanu ilaallahay uga baryeynaaa inuu naga siiyo samir iyo iimaaan . isagana Ilaahay ku manaysto naxariistiisa iyo janatul farwosa geeyo aaamiiin aaaamiin aaamiiin.
Aabe Xuseen saalax Cali
Hooyo Racwi Maxamed Ducaale
Kaltuun Xuseeen Saalax iyo odaygeeda Cabdisalaam Ayanle
Deeqa Xuseen saalax iyo odaygeeda Khadar Cilmi Cali
barwaaqo Xuseen Saaalax iyo odaygeeda Xuseen Axmed cadaani
Naasir xuseen saalax iyo xaaskiisa farax
Cabdi Xuseen saalax iyo xaaskiisa´
iyo dhamaaan rer saalax Cali Dhuxul.
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.