Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH


(Hadhwanaagnews) Friday, June 29, 2012
Hadii aanu nahay maamulka iyo masuuliyiinta ka howl gala shebekada caalamiga ah ee Burcoonline.com waxaan halkan Hanbalyo Dhalasho farxad leh uga diraynaa Tafatiraha Guud ee Ee Shabakadan Caalamiga ee Burcoonline Jaamac C.laahi Ismaaciil (Biime) Oo Xalay Wiil ugu dhashay Magaalada London


HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH

..................................................................................................................


Tahoma; WHITE-SPACE: normal; ORPHANS: 2; COLOR: rgb(0,0,0); WORD-SPACING: 0px; PADDING-TOP: 0px !important; -webkit-text-size-adjust: auto; -webkit-text-stroke-width: 0px" class=ecxMsoNormal>Hadii aanu nahay maamulka iyo masuuliyiinta ka howl gala shebekada caalamiga ah ee  Burcoonline.com  waxaan halkan Hanbalyo Dhalasho farxad leh uga diraynaa Tafatiraha Guud ee Ee Shabakadan Caalamiga ee Burcoonline Jaamac C.laahi Ismaaciil (Biime) Oo Xalay Wiil ugu dhashay Magaalada London ee cariga ingriiska waxaan leenahay hanbalyo adiga iyo marwadaada, sidoo kale waxaan leenahay wiilka yar soo barbaar noqo kii dalkiisa dadkiisa iyo diintiisaba anfaca hadii alle ka dhigo Hanbalyo....... Hanbalyo ayaan Leenahay hadii aanu nahay Shaqaalaha Shebedakada Caalamiga ah ee Burcoonline meelkastoo Aan Aduunka Ka Joogno.


Mohamed elmi hassan (Shiine)
Burcoonline.com/News Desk 
Somaliland/Office
Shiine1433@hotmail.com


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.