Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Safiirkii Dalka Maraykanka U Fadhiyay Dalka Kenya Oo Is Casilay Iyo Sababaha Loo Aanaynayo Is Casilaadiisa


(Hadhwanaagnews) Friday, June 29, 2012
Kampala- (HWN)- Safiirkii dalka Maraykanka u fadhiyay dalka Kenya Ambassador Scott Gration, ayaa ku dhawaaqay in uu is casilay,

Kampala- (HWN)- Safiirkii dalka Maraykanka u fadhiyay dalka Kenya Ambassador Scott Gration, ayaa ku dhawaaqay in uu is casilay, waxaanu sheegay in uu si rasmi ah oo toos ah ugu gudbiyay iscasilaadiisa  Madaxweynaha Maraykanka Barrack Obama iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada Hillary cilinton, sidaana waxa lagu cadeeyay Warsaxaafadeed laga soo saaray Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Magaalada Nairobi.

Safiirka dalka Maraykanka u fadhiyay dalka Kenya ee is casilaada

ku dhawaaqay oo xilka Safiirnimo soo hayay tan iyo badhtamihii bishii Shanaad ee sanadkii 2011-kii, ayaa lagu sababeeyay is casilaadiisu in ay ka danbaysay faraq is faham la’aan ah oo soo kala dhec galay Safiirka Iyo Maamulka sare ee dalka Maraykanka.
 

 Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay)

Soohaad10@hotmail.com

Hadhwanaagnews/Office

Kampala/Uganda

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.