waxaan milicsaday maqaal caato ah oo uu saxaafada siiyey nin sheegtay magaciisa cabdi qodaal waa marka horee waxaa fiican hadii aad umada wax u soo gudbinayso inaad wax biniaadamka faaiido u leh aad u soo gudbiso
cabdi qodaal wuxuu dhaliil ka dhigay sawir ,,bulshada waxaan weydiin lahaa sawir hadlaya oo tafaashiisa intaa leeg sheegaya yaa hore u arkay ,waxaan filayaa cabdi qodaal waxa calooshiisa ku jira uunbuu cabiray hadaan xaqiiqada ku durko
dad badan ayan fahansanayn hanaanka dawladnimo , waxaan qabaa masuul waliba meel ayuu ku magacaaban yahay wasiirkastaa matalan wasaarada aan wasaaradiisa ahayn waxbuu ka weydiin karaa agaasimaha jooga wasaaradaa kale ma aha inuu wasaarad kasta wasiir ka yahay horta marka hore sidaa haloo fahmo
waxaan qabaa hadii