Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Hadhwanaagnews oo Tacsi iiraanyo leh U Diraya Sacad Mohamed Qowdhan oo Abtigii Geeriyooday.


(Hadhwanaagnews) Tuesday, July 03, 2012
Inaali laahi wa inaa ilaahi raajicuun.

Sacad Mohamed Qowdhan

 
 
Inaali laahi wa inaa ilaahi raajicuun.
 
Waxay dhamaan Shaqaalaha iyo Maamulka Hadhwanaagnews ay tacsi tiiraanyo leh U Dirayaan Geerida naxdinta leh ee kutimid Marxuum Ahmed Xirsi Finiin Gaboobe oo ku Geeriyooday Riyo xidho oo u dhaw Duruqsi  isla- mar ahaantaa marxuumkaasi uu Abti u yahay Sacad Mohamed Qowdhan oo degan Magalada London, UK. 
 

Waxaan kaloo aan Tacsidan naxdinta leh gaadhsiineynaa Marxuumka xaaskiisa Basra Cadaani iyo Caruurtooda, waxaan kaloo tacsidan u diraynaa Hooyo Maryan Xirsi Finiin oo

ah marxuumka Walaashii isla mar ahaantaana ah Hooyada dhashay Sacad Mohamed Qowdhan iyo dhamaan Reer Xirsi Finiin.
 

Waxaan dhamaan dadkasi aan kor kusoo sheegnay aanu leenahay ilaahay samir iyo iimaan ha idin kawada siiyo Marxuumkana ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo, amiin amiin amiin.

 

Markale inaa lilaa ilaahi wa inaa ilaahi raajicuun.

Hadhwanaagnews

Toronto, Canada


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.