Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


QODOBO HORDHAC AH SHIRKII DAALO by ahmedshire london


(Hadhwanaagnews) Tuesday, July 03, 2012
salaan qaaliya dhamaan madaxda iyo shaqaalaha hadhwanaag iyo dhamaan akhristayaasha

salaan qaaliya dhamaan madaxda iyo shaqaalaha hadhwanaag
iyo dhamaan akhristayaasha
salaan kadib
baryahaan shir beeleed aad iyo aad usoo jiitay somalida meelay joogtaba
ayaa laga hadal hayey dusha daalo .

beeluhu waa shiraan waana wax caadi ah laakiin beelaha qaar ayaan
inay shiraan waqti qaadataa , haddii ay shiraana .
qaab dhaqankooda loo akhristaa sida dawladdii .
beelweynta habaryoonis waxay kamid tahay beelaha somaland ugu
balaaran dad iyo dhulba hadana waxay kamid tahay beelaha aan
sahlan ugu midoobikarin inay shiraan .

laakiin waxaa lahubaa intay doonto hanoqoteeh markay shiraan
inuu saameeyo qowmiyadda somaalida ,

tusaale ahaan shirkii 1959kii laan mulaaxo ee xisbu islaam
wuxuu saamayn weyn kulahaa guushii snl ku hogaamisay
in xamar lala midoobo .7 xubnood ee hogaamisayna waxay ahaayeen
4 nin habayoonis

inan ay abti u yihiin waa cigaale
axmed kayse cali garaad iyo xaajigii reer borame oo xidiid lawada ahaa .

tusaale labaad 1964tii dagaalkii soomaliya iyo etopia waxaa sababay
habaryoonis iyo etoopiyaa diriray ayuu kabilowday dhulkan kadinka shanaad
hadda loo yaqaan .

hadaba  shirka daalo maalmihii lafurayey ayaa xildhibaan xoog oo
goobtaas joogay wuxuu sheegay in shirkooda ay beesha caalamku
ogtahay.intaas wixii kadanbeeyeyna aniga oo beesha caalamka qoraayaashoda
kamid ah dalka dariska ahna kasoo jeeda waa somaaliyeeh .
ishaan ku hayey .

waxaana hadada si hoose war la iigu soo xaluuliyey la iigu sheegay
in labo qodob kasoobaxeen
1] in ciidamada shisheeye ee soomaaliya ku qulqulaya la joojiyo
2] in wadahadaladii falastiin iyoyahuuda boorka lagajafo

iyadoo lafilayo qodobo somaland iyo beeshaba ugaara inay soobixidoonaan
mahiiga majoogin waase ka agdhawaa

wq ahmedshire london

 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.