Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Tacsi Marxuum Axmed Maxamed (Dhagecade)


(Hadhwanaagnews) Tuesday, July 03, 2012
Innaa Lilaah, Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaa ku geeriyoodey cusbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa

Innaa Lilaah, Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaa ku geeriyoodey cusbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa ee Dalka S/land Marxuum Axmed Maxamed (Dhagecade)

Shilkan naxdinta leh ayaa dhacay kadib markii gaadhi ay qoyska marxuunka saarnayeen uu ku gadoomay ku,da yar oo 10km u jira Laasgeel ah ,iyagoo ku sii jeeday Magaalada Berbera

 


VERTICAL-ALIGN: baseline; LINE-HEIGHT: 12pt" align=justify>Marxuumka  iyo Qoyskiisa ayaa iyagoo dhaawac ah la geeyey caasimada Hargeisa ,lakiin Marxuunka oo dhaawac culus ahaa, ayaa muddo yar kadib rabigii lahaa uu oofsaday allaha u naxariistee.

Marxuum Axmed Maxamed (Dhagecade waxa uu caan ku ahaa cibaado wanaag, ixtiraamka dadka.

Allaha u naxariisto Marxuum Axmed Maxamed (Dhagecade) , jannadii fardowsana haka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna allaha samir iyo iimaan haka siiyo.

Waxaa tacsidan si gaar ah u diraya dhamaan dadka kala ah.

 

1.      Xildhibaan Maxamed Faarax(Qabiile)

2.      Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.

3.      Dr,Cismaan cabdi Barkhadle(Shiine)Mareeyaha haamaha Berbera.

4.      Adan Yusuf Elmi.

5.      Shucayb Maxmed Gurux.

6.      Fariid diiriye Nuur.

7.      Mustafe Adan Shanle

8.      Abdiraxmaan Cawil Xasan.

9.      Mukhtaar Adan Shanle iyo qoyskiisa.

10. Abdi-xakiin Adan Shanle iyo Qoyskiisa.

11. Xasan Adan Shanle Iyo Qoyskiisa.

12. Jaamac Adan Shanle Iyo Qoyskiisa.

13. Maxamed Adan Shanle & Qoyska reer Adan Shanle oo Dhan.

14.Cali Cabaade weyd.

15.Maxamuud Cali Axmed(Jaadhi).

 

 Mar kale RABBI ha u naxariistee marxuumka, waxaanu  tacsida gaar u gaarsiinaynaa  xaaskiisii (Suleekha Adan Shanle) iyo caruurtiisa, waxaana leenahay dhaman eheladii uu ka baxay Marxuumku samir iyo iimaan, geeri waa loo dhashay, cid ka badbaadaysaana ma jirtee.

By Adan Yusuf Elmi.

 
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.