Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan iyo dhamaan Shacbiwaynaha reer somaaliland.
Hadaba maan jeclayn in aan u jawaabo qof hadalkiisa ay ka muuqato Caadifad, Caruurnimo,aqoonla,aan,waayoaragnimo,la,aan
Oo ah nin la baxey ABU SHARAF anigu odhan maayo abu sharaf balse
waxaan odhanayaa ABU CARUUR Aniga oo ku qiimeeyey Hadaladiisa aan macnaha samayneyn
Sidaa awgeed waxaa igu kalifey in aan ka hadlo labadan qodob
A maah maahda uu isticmaaley oo uu ismaaciil buubaa awawgii lahaa oo aaanu garamayn
Maah maahdaa oo aheyd (Baqal Fardo La Daaqdey Gamaan bay Ismoodaa )
B Hadalkii Siyaasadeeysnaa ee ismaaciil buubaa kula hadlayey shacbiwaynaha jamuuriyada S/land
Sidaadaraadeed waxaan leeyahey Ismaaciil Buubaa la barimaayo shacabka reer somaliland Oo inbadan ayuu xil u hayey oo ku dhaxnoolaa kuna dhexbarbaarey isla markaana ahaa, yahayna siyaasi Reer Somaliland ah
Hadaba ABU CARUURAW waxaan wax yar kaa odhanayaa hadalkaagii aad kula dul kuftey ee aanad u meeldayin ee ahaa ismaaciil buubaa siyaasada ayuu ku saaqiirey
Ismaaciil buubaa Siyaasada kumuu saaqidine wuu soo koobay waanu soo koriyey Siyaasada Geeska Africa door muhiimana wuu ka ciyaarey
Sidaa awgeed ABU CARUURAW waxaa laguu soo dhiibey wax aanad waxba ka garaneyn Waayo markaynu u soo degno siyaasada somaaliland ee arimaha debeda door muhiim ah oo Dublamaasiyadeed ayuu ka qaatey, waana ta gaadhsiisey SH.shariif in uu somaliland La Fadhiisto kana soo dabco fikirkii fakadka ahaa ee madaxda somaalidu ka qabto Jamhuuriyada Somaliland
Hadalkii arbacadii uu ku qorey shabakadaha Caalamiga ah ee HADHWANAAGNEWS ayaa kuugu filan halka uu la marayo shariif iyo in ay iyagu khasbeen shariif
Hadaba saaxiib ama adeer waxaan ku leeyahey
Qalinkii yusuf keyse Cllahi
Email: farxadi@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.