Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Dr Gaboose waa muwaadin somalilandr ah + Jawaab Ku Socota Eeda Luula Abdi by sucuud ibrahim


(Hadhwanaagnews) Wednesday, July 04, 2012
Asc dhamaan Shaqaalaha Hadhwanaagnews

   Asc dhamaan Shaqaalaha Hadhwanaagnews 

  •                                               mar ka hore waxaan salamay shabakada    
  •                                                     calimiga ah e Hadhwanaagnews 
  •                                                        

       waxaan leeyahay shaqa 
  •                                                               wacan ee aad dadka  
  •                                                          haysaan halkaas ka sii wada 
  •                                                                                      __________________________________
  • marka hore salan sharaf dhaman dadka reer somalilan marka labaad waxaan jawaab kabixinayaa hadalkii ka soo yeedhay  Luula Abdi Saturday, June 30, 2012   ay ku aflagadaysay Dr Gaboose ee ahaa ma reer mudugbaa mise waa reer somaliland  waxaan kuleeyahay luula  eedo mohamed abdi gaboose adigu garan maysid Laakiin waa muwaadin ah somalilandr ahaana mujaahid u soo halgamay wadan kiisa iyo dadkiisaba wana nin go aan iyo mabda adag iyo geesinimo leh waxyabaha ninka  raga ah lagu qiimeeyo ayuu leeyahay mohamed abdi gaboose laakiin eedo in aad kula kufto aflagaado aan loomeel dayin  aad ayaan uga xumahay waxad kataqaano ayaa is ka yar waana  laguu soo dhiibay in aad maanta ku tilmaamto gaboose waxaanu gayin aad ayaan uga xumahay manataqaanid ee kaa saar caliga lagaa gumaystay waxaad tidhi  waxuu ku ku dhashay mudug waxaanu ku koray xamar wasxaan filayaa waxaad ka jirantahay caqliga waayo waxaad ka hadashay maxr iyo mudug iyo reer abti waxaan kuu sheegayaa luula  qof walba oo ah somalilandr waxaa dhalay reer  waxa uu leeyahay reer abti iyo meel uu ku dhashay iyo meel uu ku koray oo ah qofka mustaqbalkiisa Dr gaboose waxyaabahaa aad ku sheegtay kadhigimayso waxaad kulakuftay amaba aad ku aflagaadaysay waayo waa nin dadka reer somaliland ah wada yaqaanan ee dib isugu noqo luula waxaan kaloo kaaga jawaabayaa munaafaqada aad Dr gaboose iyo reer kuu ka soo jeedo aad doonayso in aad dhexdhigto dab ee
  • aad leedahay waxa uu ugaystay tolkii hagardaamiyin tirobadan halkaad ku ogayd amba aad ka keentay eedo illayn waxad o dhanayso waa loo meel dayaaye eedo hadaba gaboode iyo reer kiiso way is jecel yihiine ee ha kanixin eedo  yaanan  lagugu shaqaysane  ta kale aad tidhi waxa weeyay mar ka la eryo ayuu dadka caaya ama dawlada waxaan filayaa inaadan aqoon ulahayn gaboose waayo gaboose lama eryo ee isgaaa iscasila waana nin hanwayn waana ninka maanta soortagaliyay urur siyaaasadeeda tirada badan ee wadanka ka hana qaaday ujeedadiisona intaas ayay ahay oo ay ku heshiiyeen silaanyo markuu soo sarayay eedo hadaaad toostee hordada ka kac oo soo foldhqo eedo  sucuud ibraahim Aref 
 
sucuud ibrahim
  • ruuma71@hotmail.com   
  •      

    ********************************************************

     

    Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.