Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


JSL Dowladda Axmed Moxamed Moxamud{Siilaanyo} Guulo isdabajooga ayay gaadhay ,ee Guulaha hala tiriyo !,Qbyadana Farta halagu fiiqo !. by Mr. Osman Ismail Jama Belel


(Hadhwanaagnews) Wednesday, July 04, 2012
Waxaan Salaamayaa Ummadda JSL o dhan Dowlad iyo Shacabkaba ,Debedda

Waxaan Salaamayaa Ummadda JSL o dhan Dowlad iyo Shacabkaba ,Debedda iyo Gudahaba meellkasa o ay kala joogto ,Salaam gaar ahna Hadhwanaagnews aya mutaysatay .


Qurbajooga hadaanu nahay waxaad moodaa ama ay tahay Waddanimoda aya naga dhab ah o Dad wixii Qubaha iyo Waddamo Shisheeye ku dhaqan ayaa garanaya Qiimaha Waddanku leeyahay ,Waxqabadka  Dowladda iyo Qabyada ina sugaysa Dalkeena JSL Diirradda ayaanu ku haynaa !,Gobolada iyo Degaanada Horumarku gaadhay e Dowladda iyo Deeqbixiyayaashu ku farayseen ,Degaano Kelena Ayagaa dadaalaya o Gacan Buurran iyo Taageero Kale ayay tabanayaan , Degaannoda Qaar o Bariga JSL u badan ayaa markay Amni heleen Jeegada u seexday min Xeeb illaa Howdka Goboladda Bariga waxa loo baahanyahay in

Dowladda iyo Golayaasha Hargeisa Kuraasida isku ruxaya in loo kala diro Degaananada Dibudhacu ka muuqdo o ay baraarujiyaan Ummadda aan Dowlad horeba arag { Runtii Dowlad Waxqabad iyo Disme Dalka iyo Dadka u faydata wa Dowladi ugu horaysay JSL u dhalata Doladda kulmiye  Laakiin Burco iyo wixii Bari ka xigaa xataa KAmaradda wa lagala xishoodaa Degmooyinka qaarkood o wa Dul aad moodo in aanay Gobolada Galbeedka la Jaanqaadi karin o weiligood way ka dambeeyeen Goboladda Galbeedka ,Olole iyo Gurmad loo dhanyahay ,Waxqabad iyo wacyigelin !,iyo Kaabayaasha Nolosha o la gaadhsiiyo aya loo baahaya o aan laga Caajisin .
 
 
 
     Allaah Mahad leh ,
Mr. Osman Ismail Jama Belel.
Abu Dhabi , U.A.E.

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.