 |
|
suldaan cabdikariim farah ibraahiim |
Waxaan salaamayaa dad weyah somaliyeed meel walba joogaan . Salaan ka dib waxaan halkan baaq taageero u dirayaa suldaanka guud ee iri samaale suldaan cabdikariim farah ibraahiim .
suldaanka ilaahay waxaan uga rajeenayaa inu noqdo suldaan lagu nasto oo dadka walaalah ee beeshaan ka so jeeda wax qabad la taaban karo u sameeya hadii noqoto dhinaca caafimaadka hor marintaa deeganada ay beesho degto , iyo wax barashada .
suldaan cabdikariim farah ibraahim suldaanka guud irir samaale mar kale waxaan ku leeyahay hambalyo ... hambalyo
cawaale hassan