Pakistan-(HWN)- Dowlada dalka Bakistan ayaa mudo kadib o golaatay in la furo wadooyin loo mari jiray saldhigyada ciidamada Nato ee ku sugan dalkaasi kadib markii xukuumda dalkaasi ay gabi ahaanba xirtay wadadii loo aadi jiray.
Horay ayay aheyd markii dowlada Bakistan ka carootay dilkii loo geystay 24-ka askari oo ciidamada Milatariga oo ay dileen ciidamada Maraykanka taasi oo keentay in Bakistan ay xirto wadadii loo aadi lahaa oo sahayda loogu geyn jiray ciidamada isku dhafka ah ee Nato,
Sida ay